Sahan Firinbo

Sahan Firinbo ✅Ugu kaalay wararkii ugu dambeeyay caalamka🙏 Fadlan Follow,Like and share hanaga iloowin guys

05/03/2026

🚨 Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Qatar oo dadka deegaanka ka codsatay inay guryahooda joogaan

05/03/2026

🚨 Wasiirka Arimaha Dibada ee Jarmalka oo ka hadlaya Dagaalka Iran ayaa yidhi : k**a qayb qaadanayno ficilada la taaban karo ee lagu bedelayo nidaamka iiraan.

🚨 Ruushka iyo Shiinaha ayaa dhaleeceeyay weerarka Mareykanka ee Israa’iil ku qaaday Iran balse waxay ka gaabsadeen inay ...
05/03/2026

🚨 Ruushka iyo Shiinaha ayaa dhaleeceeyay weerarka Mareykanka ee Israa’iil ku qaaday Iran balse waxay ka gaabsadeen inay bixiyaan taageero milateri.

03/03/2026

🚨🚀 Ciidamada Israel iyo kuwa Mareykanka ayaa sii wada weerarada ay ku hayaan Iran oo ay ku jiraan weerar ay ku qaadeen telefishinka dowladda Iran, iyadoo dhimashadu ay kor u dhaafeyso 787 qof.

03/03/2026

🚨🚀Deg Deg bahrain oo hadda dhawaaqa digniinta daartay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ololaha militari ee Iran uu socon karo ilaa afar todobaad, isagoo s...
03/03/2026

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ololaha militari ee Iran uu socon karo ilaa afar todobaad, isagoo sheegay in Washington ay sameyn doonto wax kasta oo ay ku burburineyso gantaalada Tehran iyo awoodaha Nukliyeerka.

03/03/2026

Waxa hadda weerar culus kusocda caasimada yahuda.

. . .

03/03/2026

BREAKING:fiidyow arxan darro ah oo laga soo qaaday Israa'iil ayaa muujinaya gantaallada ballistic-ga ee Iran oo burburiyay wax kasta oo jidkooda ku jiray. Iran ayaa saaka ku qubaysay Tel Aviv gantaaladeeda balaastik ah oo nidaamka difaaca cirka ee Israel aanu joojin karin. Muuqaalka ayaa la xaqiijiyay inuu dhab yahay.

. . . .

Kadib weeraradii gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran, waxa bilaabmay guux; Ra’iisul wasaaraha Britai...
02/03/2026

Kadib weeraradii gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran, waxa bilaabmay guux; Ra’iisul wasaaraha Britain ayaa ku dhawaaqay in khubarada Ukraine ay gacan ka geysan doonaan soo rididda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran ee ku sugan hawada dalalka Khaliijka. Waa in la xusuustaa in Ukraine ay noqotay khabiir ku saabsan burburinta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka mid mid; hadda gargaarkooda waa la qaadan doonaa.

Duqayntii iiiraan ayay ku dhintenDa’dooda”magacoodaYaakov Biton, (16)* Avigail Biton, (15)* Sarah Biton,  (13
02/03/2026

Duqayntii iiiraan ayay ku dhinten

Da’dooda”magacooda

Yaakov Biton, (16)
* Avigail Biton, (15)
* Sarah Biton, (13

Address

Kampala

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Firinbo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category