Sharmake Analyst

  • Home
  • Sharmake Analyst

Sharmake Analyst Fan football & Sports news ✅️

🚨Joao Palhinha ayaa qarka u saaran inuu amaah ugu biiro Tottenham Hotspur.
31/07/2025

🚨Joao Palhinha ayaa qarka u saaran inuu amaah ugu biiro Tottenham Hotspur.

🚨Wada hadalada u dhaxeeya Newcastle iyo Liverpool ee ku saabsan Alexander Isak ayaa meel wanaagsan maraya. Isak wuxuu ku...
31/07/2025

🚨Wada hadalada u dhaxeeya Newcastle iyo Liverpool ee ku saabsan Alexander Isak ayaa meel wanaagsan maraya.

Isak wuxuu ku rajo weyn yahay in heshiiska naadiyada la gaari karo.

Heshiis afka ah oo ku saabsan qandaraas soconaya ilaa 2031 ayaa lala gaaray Liverpool, sida la sheegay shalay. [Florian Plettenberg]

🔥🔥🔥🔥
30/07/2025

🔥🔥🔥🔥

2012, Messi waxa uu 5 gool ka dhaliyay Bayer Leverkusen Champions League, 3 maalmood ka dib ciyaartii Granada waxa uu si...
30/07/2025

2012, Messi waxa uu 5 gool ka dhaliyay Bayer Leverkusen Champions League, 3 maalmood ka dib ciyaartii Granada waxa uu sidoo kale dhaliyay 4 gool, celcelis ahaan 9 gool 2 kulan oo uu ciyaaray.. 🐐🇦🇷

🚨Barça's new away kit for next season.
29/07/2025

🚨Barça's new away kit for next season.

🚨PSG ayaa heshiis afka ah oo ilaa 2030-ka ah la gaartay Lucas Chevalier.Wada xaajoodyada naadiyada ayaa soo hagaagaya, w...
28/07/2025

🚨PSG ayaa heshiis afka ah oo ilaa 2030-ka ah la gaartay Lucas Chevalier.

Wada xaajoodyada naadiyada ayaa soo hagaagaya, waxaana loo badinayaa inuu heshiisku dhaco.

Jofre Torrents waa bedelka ugu habboon ee Balde.
27/07/2025

Jofre Torrents waa bedelka ugu habboon ee Balde.

🚨 HERE WE GO ✅️
27/07/2025

🚨 HERE WE GO ✅️

🚨Bayern Munich ayaa heshiis buuxa la gaartay Liverpool si ay ula soo wareegto Luis Diaz lacag dhan €75m +.28 jirkan gara...
27/07/2025

🚨Bayern Munich ayaa heshiis buuxa la gaartay Liverpool si ay ula soo wareegto Luis Diaz lacag dhan €75m +.

28 jirkan garabka ka ciyaara ayaa la siiyay ogolaanshaha inuu u safro caafimaad.

Qandaraas 4+1 sano ah. ✅️

[David Ornstein]

Great game from Barca! First preseason W
27/07/2025

Great game from Barca! First preseason W

🚨FC Bayern ayaa ku dhow inay la soo wareegto Luis Diaz oo ka tirsan Liverpool! Heshiiska ayaa maraya heerarkii ugu dambe...
27/07/2025

🚨FC Bayern ayaa ku dhow inay la soo wareegto Luis Diaz oo ka tirsan Liverpool! Heshiiska ayaa maraya heerarkii ugu dambeeyay.

€75m + add-ons & qandaraas ilaa Juun 2029.

Liverpool iyo Bayern waxay ka wada hadlayaan faahfaahinta ugu dambeysa. [Fabrizio Romano] ⏳️

Address


Telephone

+252659350808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharmake Analyst posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sharmake Analyst:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share