Gaylan Media

Gaylan Media Mohamed Abdullahi is a Somali journalist and political analyst who focuses on East African politics, particularly in Somalia.
(1)

His reporting covers conflict issues, sustainable development, and efforts to rebuild the military in the region.

16/04/2025
16/04/2025
14/04/2025
10/04/2025
26/03/2025

2 ARRIMOOD oo hadda tagaanba Is qabadsiin bay u baahan tahay!

In Madaxweynaha Qaranku XSM, furinta Cadale jooga oo dagaal-dumayo oo Masaajid CaliGaduud cadow lagu horjoogo, kaligisna yahay waa amakaag.

Dhacdo kale oo aan layaabanahay waa in 18 wasiir oo waliba kuwii Shaqadooda ahayd dagaalka oo dumi lahaa ay Masaajidka Xaramka/Nairobi joogaan, sidii ummadd soo barakacday iyagoo ah, Iyana is qabadsiin bay u baahan tahay.

Xaramkii, miyaa noqday Furin dagaal oo dawladdu shaqo kahayso mise walax kalaa jirta.

MADAXWEYNE KALIGIIS DAGAALAMAYA & WASIIRO TAMASHLE KUJIRA ISAQBALSIIN RABTAA!

04/03/2025

Maxay tahay ujeedada argagixisadu u kordhiyeen weerarada ku qaadayaan Hiiraan & Sh/dhexe,Xogta cusub
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

27/02/2025

Abiy Axmed oo Soomaaliya kala laabanaya 3 qodob oo faa'iido u ah, maxay faa'iiday Soomaaliya?
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

27/02/2025

Abiyow Waa kaas masaajidkan kaa soo dhex karbaashi jiray 😂

Allah muxuu na qiireeyey oo been nagu cabay😂

26/02/2025

Dul-qaadka Allaha u siyaadiyo Shacabkii shalay sidaan loo sheegay ee caawa isla Abiy Ahmed dartiis u lugeynaya Jidadka Caasimadda, barri oo maalin shaqa ahna lugeyn doona.

Magaaladii u horeysay ee laga diiday Fikirka DAA1cish, haddana markale agagaarkeda ayaa noqonaysa halka u dambeysa ee la...
26/02/2025

Magaaladii u horeysay ee laga diiday Fikirka DAA1cish, haddana markale agagaarkeda ayaa noqonaysa halka u dambeysa ee lagu soo afjaro.

26/02/2025

Ciidanka degaanka ee degmada Ceel Baraf iyo Ciidanka Xoogga dalka ayaa weerar cirka iyo dhulka ah ku qaaday degmada CeelBaraf ee Gobalka Shabeelada dhexe, waxaana la sheegay in ay hareereeyeen magaalada.

Qorshaha ayaa ah in uusan midna ka badbaadin dagaalamayaasha AS ee soo galay magaaladaas waxaana socda dagaal culus, oo ay qeyb weyn ka yihiin dadka degaanka iyo maamulka degmada.

26/02/2025

Bosaso ilaa Buuraha Xeebaha: Baadigoobka firxadka Argagixisada & kahortagida in ay kabaxaan dhanka Badda.
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Dirección

Pl. Del Cardenal Belluga, S/n
Murcia
30001

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Gaylan Media publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contacto La Empresa

Enviar un mensaje a Gaylan Media:

Compartir