Abdirizak Sheikh

Abdirizak Sheikh Xaalad walboo kula soo deristo ha iska lumin rajada waayo marka ay qoraxdu dhacdabo xidigaha ayaa soo baxo ...!

(25/2/2025)  Waxaa magaalada warder xaflad qalin jabin ag loogu Sameeyay   arday dhameesay quraanka kariimka ah iyo culu...
25/02/2025

(25/2/2025)

Waxaa magaalada warder xaflad qalin jabin ag loogu Sameeyay arday dhameesay quraanka kariimka ah iyo culuumta diinta qaybo kamida waxaana kasoo qaybgalay waalidiinta dhashay ubadka ayadoona lagudoonsiiyay shahaado sharaf ardaydii gashay kaalmaha h**e warder 10 sanee udanbeesay waxaa ka muuqda isbadal wayn oo xaga diinta Ah culimada wakhtigooda ku bixiyay u adeegista diintana allaha barakeeyo

14/01/2025

Dagmada Galladi ee Gobalka Doolo 🔥

Gacmo Dahab

🎥 Shuuke Aadan

ilahay Ha'uNaxariistee Islaan Xasan Cigaal Ciise ayaa Maanta lagu aasay degmada Galaadi ee gobalka Doollo ~DDS, Aaska Ma...
08/01/2025

ilahay Ha'uNaxariistee Islaan Xasan Cigaal Ciise ayaa Maanta lagu aasay degmada Galaadi ee gobalka Doollo ~DDS,

Aaska Marxuum Islaan Xasan ayaa waxaa ka ka qeyb galay dad aad u badan, Isimo ka kala yimid deegaanada Soomaalida, Masuuliyiin ka socday Maamuladda DDS & Puntland.

Ogaysiis ogaysiis Magalada labile dagmada Gallaadi ee Gobolka doollo waxaa ka dhici donta  28/12/2024 xaflada  lagu khat...
24/12/2024

Ogaysiis ogaysiis
Magalada labile dagmada Gallaadi ee Gobolka doollo
waxaa ka dhici donta 28/12/2024 xaflada lagu khatimiyo ku tubta dawrada ee Fiqiga ah oo 3dex ah
منهاج الطالبين 1
: إرشاذالغاوي لابن المقرئ.2
ياقوت النفيس في مذهب ادريس3

Kukubta waxaa kala akhriyay oo sookhatimaya culimada kala ah

1:Shkh muxamed dahir yuusf
2:shkh Cali maxamed cigaal
3:shkh muxamed xaaji xaji xasan
4:shkh Mahdi maxamed xirsi
5:c/qaadir c/risaaq Cali

Ka soo qayb gal wanaagsan

Sher-gareeya 🤛

Galladi oo cagta saartay wadadii Hormarka!Waxaa Dayac'tir lagu sameeyay wadooyinka magaalada sid wadada isku xirta Galla...
24/12/2024

Galladi oo cagta saartay wadadii Hormarka!

Waxaa Dayac'tir lagu sameeyay wadooyinka magaalada sid wadada isku xirta Galladi iyo Tuurdibi oo ah wadada Hal'bawlaha u'ah isku socodka Gaadiidka ee Dagmada Galladi iyo wadada iskuxirta Galladi iyo Dagmada Bookh Tani waxay sahlaysaa Galladi inay kabaxdo marxaladii ahayd Ban'dawga una Guurto mar'xalad kale oo cusub Hormarkaan waxaa sabab u'ah Ganacsatada Dagmada Galladi iyo maamulka fadhiidhka ah ee Dagmada Galladi

Geed'kaan magaciisa waxaa layiraahdaa  Barda'wayne waxuuna Kuyaalaa Dagmada Galladi ee Gobalka Doolo waana Geed caan ah ...
22/12/2024

Geed'kaan magaciisa waxaa layiraahdaa Barda'wayne waxuuna Kuyaalaa Dagmada Galladi ee Gobalka Doolo waana Geed caan ah inta Badan waxaa lagu'qabtaa shirarka iyo xuskii Awoowe xaamud Allaha unaxariistee Adigu wali Geedkaan ma'aragtay?

Imisa jeer Baad Geedkaan sab u'aaday 😁

  Ardayda markazka Daarul Qur'aan ee Dagmada Galladi iyo kulan Diiradiisu iyo ahmiyadiisuba ahayd Barashada Diinteena su...
10/10/2024

Ardayda markazka Daarul Qur'aan ee Dagmada Galladi iyo kulan Diiradiisu iyo ahmiyadiisuba ahayd Barashada Diinteena suuban iyo ku Dadaalida Akhlaaqda wanaagsan ❤️

📷 Mohammed Burhaan

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share