Shaafici Media

Shaafici Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafici Media, Media/News Company, Addis Ababa.

21/09/2023

Ha socoto

26/02/2023

Gabaygi dantii garad

05/10/2022

كلممة الدكتور احمد عمر هاشم في الاحتفال

22/07/2022
= aduguba dusaagiyo= daalaliga bal eegoo=  Meeris yadan is daba maray= Maxaa kaaga daahiray. ?= Dib qalooca iisheee= Duu...
06/07/2022

= aduguba dusaagiyo
= daalaliga bal eegoo
= Meeris yadan is daba maray
= Maxaa kaaga daahiray. ?

= Dib qalooca iisheee
= Duufaanka keeeniyo
= Dabayshani maxay tahay?

= Xaashkaa daruurkiyo
=Deeshii lamariyeeee
= Dibad yaalka loo dhigay
= dulucdiisa yaa garan ?

= Daalin looma tumanine
= Sakhi diinta raaciyo
= Ma daa imaw cabeyen?
= Daar lagu nagaadiyo
= Dahab caarle may noqon
=

24/06/2022

Waa tixdii sanif

28/05/2022

Hadaad qosli waydo kuguma danbeeyo

War share dhaha niyow

Hayaan kaan maray naana waa geedi hawl badan eAbwaan dhoodaan AUN
27/05/2022

Hayaan kaan maray naana waa geedi hawl badan e

Abwaan dhoodaan AUN

25/05/2022

Agan keena dooga ah
Oorfano lasoo helay
Inaan maanta uga qoxo
Alay lehe abaal kay

25/05/2022

Kolba kaan u aamino unbaa aasta iidhiga e
Injir leyda haw kala ordeen promo duuf ley e

Jaajuus baa uwaramay

25/05/2022

war waa iga qosliyeen

24/05/2022

waa tixdii mahuraan

24/05/2022

gabyada awrta qoodha ah lagu amaanay maxad ka xasuusataa

04/05/2022

Runtii waaa nin murti le oo aan ahayn
dadka madhan

04/05/2022

War waaan idin salamay

Address

Addis Ababa
SHAAFICI&&

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafici Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share