
30/04/2024
Waxaa la baafinayaa Shaafici Cabdi Cali oo dhimirka ka xanuunsan, cidna ugu danbaysay Taariikhdu markay ahayd 28/4/2024, Santarka Xirsi-macaf Degmada Danood ee Gobolka Doollo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Waxaa si naxariis-leh looga codsanayaa ciddii arragta inay lasoo xiriirto number-radan hoos ku Qoran.
Itoobiya:-
Wicitaan iyo whatsapp :- +251929470723/ +25192 923 6700/+251 91 500 9108
Soomaaliya:-
Wicitaan iyo Whatsapp:-
+252634862786/+252634352294/ +252634971465
garee