Mustafe Muhammed Abdi

Mustafe Muhammed Abdi Markaad la daristo cafinta iyo raali gelinta,
sidoo kale waxaad la daristay farxadda iyo xasilloonida. sidaas daraadeed yaan lagaa badan

11/08/2026
06/08/2026

Baafin Degdega Ah.

Shucayb Siyaasad, waa ilmo 9 jir ah. Gaadhi nooca Dhamaaska ah ayaa jiidhay. Gaadhigii ayaa Referalka geeyay. Ehelkiisa lama hayo.

Wiilka Referalka ayuu yaalla. Ehelkiisana lama hayo. U sii faafiya. Magaca wuxuu intii uu xiskiisu joogay.

01/08/2026

Cilmi Xuseen Qaline, oo ah qof dhimirka ka bukay kana soo lumay xaafada 9aad ee Jigjiga ayaa raadinayaa.
Waxaa laga keenay Jabuti.

Cidii arragta halla xidhiidho; 0963925283

Address

Bureau Of Social Services
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe Muhammed Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustafe Muhammed Abdi:

Shortcuts

Share