Shabcaan Aleel Ebraahim

Shabcaan Aleel Ebraahim Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shabcaan Aleel Ebraahim, Media, Awbarre, Addis Ababa.

jassaa allah   mudane madaxwayne  waxaad Qabaty   waxwayn      oo khayra ilaahay ayaana kuwaafajiyay    Qabashada khayrk...
19/08/2026

jassaa allah mudane madaxwayne waxaad Qabaty waxwayn oo khayra ilaahay ayaana kuwaafajiyay Qabashada khayrkaa ilaahay " aduunka oo dhan hadii La horumariyo waxaaa ka Qaalisan Qof noloshiisa ladhiso Aad ayaaan ugu faraxsanhy khayrkaa aad qabaty hormoudka aad unoqoty dhamaan madaxwaynayaasha Aqoonyahanka indheergaradka somaaliyeed in Aad Tusaale cad unoqoto Balanka ilaahay waxa weeyi subxaana watacaalaa khayr hadii aad samayso in ilaahayna wanaag kuugu badalaayo arimahaagoodhana kuu sahlayo ilaahayna waxaan kabaryaynaa subxaana watacalĂ a in uu khayrka inawada waafajiyo Aamiin Aamiin Aamiin

25/07/2026
20/06/2026
Hambalyo hambalyo hambalyo  maareeyaha cusub Ee Kuliyada farsamada Gacanta magaalada awbarre"""   Aqoonyahanad Gudoon Hu...
06/06/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo maareeyaha cusub Ee Kuliyada farsamada Gacanta magaalada awbarre""" Aqoonyahanad Gudoon Husein hambalyo hambalyo hambalyo kunjeerc

06/04/2026
caasimada magaalada awbarre oo  sifcn loogusooqada  baxay  bulshawaynta caasimada magaalada awbarre  oo uu ugu horeeyo G...
05/04/2026

caasimada magaalada awbarre oo sifcn loogusooqada baxay bulshawaynta caasimada magaalada awbarre

oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha dagmada awbarre masuul Mustafe mohamoud ahmed digaale iyo maayerka magaalada awbarre masuul abdiqadir noux nour

hambalyo hambalyo hambalyo  dhamaan umada muslimiinta meelkastooy joogaan"Eid mubarik kulucaam wa antumbilkhyr" alx ilaa...
20/03/2026

hambalyo hambalyo hambalyo dhamaan umada muslimiinta meelkastooy joogaan"Eid mubarik kulucaam wa antumbilkhyr" alx ilaahay ayaa mahad oo dhan iskale nabad qab inagu gaadhsiiyay maalintan qaaligaaa"

Bulsho waynta Dagmada awbare Gaar ahaan caasimada magaalada awbarre" Eid mubarik

Gudoomiye mustafe mohamoud ahmed (digaale) ayaa si guud hambalyo ugu diray umada muslimiinta Gaar ahaan bulshada Reer awbare Dds dalka Gabi ahaantiisba

Gudoomiyuhu wuu kumahadsanyhy horumarka balaadhan Ee uu ka qabtay magaalada" Tusaale shalay hooyooyinka iyo aabayaasha waawayni ma ayna tagikarijirin Garoonka si ay salaada Eida uga qayb galaan Gaadiidna majirin meel uu marro xaaladahaas markuu ogaado wuxuu ku hindisay sidii loo helilahaa" wado Lamaro lug iyo gaadiidba cabashadaas iyo xaaladaas wuxuu kaga jawaabay in xalwaara loo helo maanta hooyooyin iyo Aabayaal da ahba way kawada Qaybgaleen salaadii Eida iyadoo wado loowada bogay lasameeyay Lug iyo Gaadiidba arintaas oo bulshadu mahad naqbalaadhan kajeedisay" waana arin bogaadin mudan"

teedakale Gudoomiyuhu wuxuu si faahfaahsan bulshada qaybaheedakaladuwan ugu sheegay in waxwada Qabsi lagu Gaadhikaro horumar bulshadana ugu mahadnaqay siday uga Qaybqaataan horumarka magaalada

thanks Gudoomiye mustafe

Address

Awbarre
Addis Ababa
MUUNA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabcaan Aleel Ebraahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category