
24/04/2025
Xasuusin;- Caawa waa habeenkii khayrka badnaa ( Jimce) Aan saliga nabiga ﷺ badino
Nabigu (scw) ﷺ wuxuu yidhi:"maalin ay qorraxi soo baxdo waxaa u khayr baddan maalinta jimce-waayo-waa maalinkii nabi Aadam la abuuray, waana maalinkii jannada la galiyay (Aadam) waana isla maalinkii laga soo saaray".*
_jimce wanaagsan Ku sali nebiga ﷺ
Xigasho