Afdheer media

Afdheer media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afdheer media, Digital creator, Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή, Addis Ababa.

gurro News πŸš«πŸ“΅
19/04/2026

gurro News πŸš«πŸ“΅

AF-DHEER:  God-cusbo kumanaan tan oo milixdii shacabka ah ayuu daadku qaaday xalay , musiibadaan gacan ku samayska ah ay...
24/03/2026

AF-DHEER: God-cusbo kumanaan tan oo milixdii shacabka ah ayuu daadku qaaday xalay , musiibadaan gacan ku samayska ah ayaa ah tii aan maalmahan ka digaynay. ugu danbayna way dhacdey. soo saarayasha dhibto gaadhay badal khayr qaba ayaan u rajayn.

milixdiina inay baadbaado. inaad bararugtan ayaa ka horeysa, oo khayraadka alle idin siiyay aydan cidna marti uga noqon. tani waa natiijada ka dhalatay mamul xumada kooxda bilaa tayada ah ee iskashatadu u gacan gashay kuwaas sababtoda ku taagantahay milixdii in ka badan 4 Bil horeyna aan uga dignay.

Muqalada shacabka dhibtu gaadhay ee furka tuurey la Soco dhawaan!!

W/Q: saki budul

😭😭😭😭😭😭Godcusbo
24/03/2026

😭😭😭😭😭😭
Godcusbo

Address

Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afdheer media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share