Hawle Media network

  • Home
  • Hawle Media network

Hawle Media network Axmed qaasin Maxamuud Ibraahin Ee Galbeed

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi WabarakaatuhUgu horrayn, aniga oo ku hadlaya magaca bulshada aan matalo, waxaan halkan...
10/08/2025

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh

Ugu horrayn, aniga oo ku hadlaya magaca bulshada aan matalo, waxaan halkan uga mahadcelinayaa Madaxweynaha deegaanka dadaalka iyo shaqada uu ka wado horumarinta deegaanka, gaar ahaan arrimaha nabadda, Qaab-dhismeedka cusub, iyo isku xirka shacabka Soomaaliyeed. Waxaan sidoo kale u mahadnaqayaa, taageerada madaxweynaha uu u muujiyay bulshada iyo garashada uu noo gartay maamul magaalo dhabtii taariikhta ayaa ku xusi doonta madaxweyne mudane: mustafe muhumed Omer.
Si kastaba ha ahaatee, iyadoo mahadnaqaan jiro, waxaan rabaa in aan cabiro tabasho ay bulshada aan matalo ka qabto arrimo muhiim ah. Muddo dheer ayay ku naawilayeen in ay helaan degmo u madaxbanaan xaqna ay u lahaayeen balse mudane madaxweyne garashadii aad bulshada u garatay degmada/maamulmagaalada waxaa ilaa hada jeebka ku wata labada masuul ee ugu saraysa beesha ee kala ah
1: mahamed mahdi[madax xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha DDS]
2:Dahir mahamed Tuluh [lataliyaha madaxweyne ku xigeenka]
iyaga oo ka dhex arkaya cimri dherer siyaaaadeed ka raadinaya.

Waxaa kale oo jirta in codka iyo talada bulshada mararka qaar si ku filan looga qaybgelin go’aannada heer magaalada, taas oo keentay in dareen dayac ah uu ka dhex abuurmo bulshada Dhexdeeda.

sidoo kalle iyaga si cad u diiday Gogoshii waxgaradka beesha ay u fidiyeen.

ugu danbayn waxaan rajaynayaa in hadalkan loo qaato si togan oo lagu wanaajinayo wada shaqaynta dawlada iyo shacabka laguna dhiso kalsooni iyo midnimo magaalada.

waad mahadsan tihiin

xigasho:xildhibaan Hajji

📞0995233565    🙏 የባህል ህክምና ይፈልጋሉ እንግዲያውስ፦✍ መርጌታ ሀብታሙ ባህላዊ መዳህኒት ቀማሚና ህክምና አገልግሎት ስጭ አሉልዎት ይደውሉ ያማክሩ።             ✋ ሰላም ጤ...
16/02/2025

📞0995233565
🙏 የባህል ህክምና ይፈልጋሉ እንግዲያውስ፦
✍ መርጌታ ሀብታሙ ባህላዊ መዳህኒት ቀማሚና ህክምና አገልግሎት ስጭ አሉልዎት ይደውሉ ያማክሩ።
✋ ሰላም ጤና ይስጥልኝ ወዳጆች በሀገርም በውጭም ያላቹህ መምጣት ለማትችሉ ባሉበት ይሰራሎታል። ለማንኛውም ችግር ከገጠማቹህ ይደውሉ ያማክሩ።
የምሰጣቸው አገልግሎቶች በትንሹ ለመጥቀስ ያህል፦
✍- ለስልጣን ለሹመት
✍- ለማነኛውም ገበያ መሳቢያ
✍-ለመፍትሄ ሃብት
✍- ለመስተፋቅር
✍- ለወሲብ ስንፈት
✍- ትዳርና ስራ ለሚገረግረው
✍- ለትምህርት
✍- ጥይት መከላከያ ጠላት ማፍዘዧ? ለማንኛውም ለጥላት
✍- ለመፍትሔ ስራይ ለሰላቢ መንፈስ
✍- ለህማም
✍-ለአይነ ጥላ
✍- ጋኔን ለያዘው ሰው ለቁራኛ
✍-ለሚስጥርና ለራዕይ
✍- የውጭ ፕሮሰስ ለሚቋረጥባቸው
✍- ለማንኛውም ችግር በውጭም በሀገርም ላላቹህ መርጌታ ሀብታሙ ብለው ይደውሉ ያማክሩ።ከምሰጣቸው በትንሹ ይህን ይመስላል
ለጥያቄ መፍትሄ አለን ይደውሉ
📞 0995233565

24/05/2024

Makhriib Wanaagsan my family

La jirka Hawle Media TV – Hadda waxaa la ii aqoonsaday inaan ahay mid ka mid ah taageerayaashooda ugu sarreeya! 🎉
24/05/2024

La jirka Hawle Media TV – Hadda waxaa la ii aqoonsaday inaan ahay mid ka mid ah taageerayaashooda ugu sarreeya! 🎉

19/05/2024
19/05/2024

5 years ago

07/05/2024

Tariikh h**e.
Soodhawayntii loo sameeyay Hawle ee walaladood reer maxamud(MJ) ugu sameeyen Degmada Goldogob, Puntland

PART 1........

18/12/2023
07/08/2023

Isku so nobody wants axbbii

Address

CO

Opening Hours

09:00 - 11:44

Telephone

+13033596850

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawle Media network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share