War Bixinta Degmada Yoocaale

War Bixinta Degmada Yoocaale kusoodhawaada dagmada Yoocale

Maanta Dhagaxbuur ayaan idinka soosalaamayaa jaalayaal
17/06/2020

Maanta Dhagaxbuur ayaan idinka soosalaamayaa jaalayaal

■dawada Dexamethasone waa dawo daawayn karta caabuqa COVID 19 islamarkaana yarayn karta dhimashada caabuqa sida ay ogaad...
17/06/2020

■dawada Dexamethasone waa dawo daawayn karta caabuqa COVID 19 islamarkaana yarayn karta dhimashada caabuqa sida ay ogaadeen cilmi baadhista jamacada Oxford ee wadanka UK.

■Profesor Peter horby oo kamid ahaa khubaradii cilmi baadhista samaynaysay ayaa waxa uu sheegay in lagu tijaabiyay 2,000 oo ruux oo ahaa bukaanadii ku jiray xaalada halista ah waxa uuna cadeeyay in ay intaadii badnayd ka bogsadeen caabuqa, Professorku waxa uu sheegay inay tahay talaabo horay loo qaaday iyo guul wayn oo laga gaadhay in layareeyo xadiga dhimasha bukaanada uu xanuunku soo ritay.

16/06/2020

👉First Confirmed Covid-19 Case in dhagaxbuur.

👉 Hala taxadaro bulshooy.

Mid ka mid ah kiisaskii iigu adkaa intaan xuquuqal insaanka ku jiray ---- W.Q: Guuleed DafacCabdilaahi Sh Cabdiraxmaan I...
16/06/2020

Mid ka mid ah kiisaskii iigu adkaa intaan xuquuqal insaanka ku jiray ---- W.Q: Guuleed Dafac

Cabdilaahi Sh Cabdiraxmaan Ibraahim waxa lagu xidhay Hargeysa 11 June 2014. Maalmo yar kadib waxa si qarsoodi ah loogu wareejiyay Jibuuti. Wax maxkamad ah lama marin. Waa muwaadin reer Somaliland. Dastuurku wuu reebay in muwaadin loo gudbiyo dal shisheeye. Xarunta Xuquuqal Insaanku waagaas waa cusbayd oo wax laba sanadood ka yar ayaanu shaqaynayn. Wax kasta waa samaynay balse wax badani nooma qabsoomin sadex sababood dartood:
1. Aduunka oo aad iskaga indho tira xadgudubyada Jibuuti gaysato dano ciidan iyo siyaasadeed darteed:
2. Qabyaalad: Cabdilaahi oo ka soo jeeda reer ku yar Somaliland taas oo keentay inaanu taageero badan ka wayno shacabka.
3. Dadka lagu eedoooyo argagagixisada oo ay adag tahay inay caddaalad helaan.
4. Wacyiga dadka ee arimaha xuquuqaha oo berigaas inta ka yaraa. Dad badan ayaa nala yaabi jiray oo aan garab nagu siin jirin dadaal tabarruc ah oo aanu wadnay.

Cabdiraxmaan ilaa maanta isaga oo aan maxkamad la geyn oo la xukumin ayuu xidhan yahay. Waa dulmi iyo halaag daran oo haysta walaal reer Somaliland ah.

Baadhitaakayaga waxa aanu ku ogaanay inuu gudbiyay Cali Waran Cadde oo wagaas ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha. Maxkamad muu marin. Waxa kala qayb qaatay madaxdii amniga iyo Booliiska, balse isaga ayaa amray oo madax u ahaa. Madaxtooyada dad aanu kala xidhiidhnay waxa ay ku doodeen inaan Madaxwayne Siilaanyo la ogayn oo uu ka xumaaday. Ma se cadayn karo, xilkiina kaguuma qaadin dembiga intaas leeg ee uu ka galay muwaadinka.

Maanta madaxwayne Muuse waxaan ka codsan lahaa inuu dadaalada socda uga faa’iidaysto inuu muwaadinkaas ku soo celiyo dalkiisa, hadii uu jiro dembi loo haystona maxkamadaha dalka la geeyo.

Waa kan warsaxaafadeedkii u h**eeyey ee aanu ka soo saarnay 2014.

The government of Somaliland handed over citizen of Somaliland to Djibouti. Abdilaahi Sheikh Abdirahmaan Ibrahim was arrested in Hargeisa on 11th June this year. After days in detention, he was transferred to Djibouti.

The constitution of Somaliland prohibits handing over citizen to another country as stated in article 35(2) of the constitution. “It is worrying that citizen is just transferred into another country on the basis of nothing. There was no any law whatsoever that has been applied on this case. The government of Somaliland is obliged to protect its citizens and to respect the constitution” Says Mowlid Farah, the Executive Director of Human Rights Center.

Somaliland should return Abdilaahi back to Somaliland. The extradition procedure was not followed. There is no extradition treaty between Somaliland and Djibouti. Article 35 (3) of the constitution says “the Republic of Somaliland may extradite to their countries convicted or accused foreigners if there is a treaty between the Republic of Somaliland and the country requesting their extradition.”

Abdilaahi was not convicted or accused foreigner, but citizen living in his own country, Somaliland. Therefore, the transfer of Abdilaahi has clearly violated Somaliland constitution and infringed his constitutionally guaranteed rights.

Abdilaahi’s family was not notified at the time of the transfer and they do not know his whereabouts and his conditions. The family is not able to communicate to him.

Djibouti’s human rights record is extremely worrisome. The Djibouti government uses torture which sometimes result death and the prison conditions are harsh. There are reports of prolonged pretrial detentions, denial of fair hearing and the judiciary is not independent. Putting Somaliland citizen under such danger is totally unacceptable.

Recommendations:

• Human Rights Center calls the government of Somaliland to immediately return Abdilaahi Sheikh Abdirahmaan Ibrahim back to Somaliland,
• The government of Djibouti shall permit Abdilaahi’ family and the human rights organizations to visit him and shall ensure his safety and wellbeing,
• Human Rights Center requests the international human rights organizations to advocate for Abdilaahi Sheikh Abdirahmaan Ibrahim

Ms. Mulaho Mohamed Ali
The spokesperson of Human Rights Center
Hargeisa Somaliland

UGU HIILI WALAALKAA

Khayre=Hindhisaa Ihaysa Saleebaan=Balankii ilaahay hadaad hindhisto inaan labada raafba kaajabinInbadan Ayaan idin idhi ...
16/06/2020

Khayre=Hindhisaa Ihaysa

Saleebaan=Balankii ilaahay hadaad hindhisto inaan labada raafba kaajabin

Inbadan Ayaan idin idhi abtiyo saleebaan Qoolka kaqaada haddii kale farmaajo madaxa ''BASH''

■Hanbalyo mohamed abdi(M aware) madaxafisedka cusub ee dagmada birqod iyo waliba gudomiye ku xigeenka dagmada birqod ill...
16/06/2020

■Hanbalyo mohamed abdi(M aware) madaxafisedka cusub ee dagmada birqod iyo waliba gudomiye ku xigeenka dagmada birqod illaahay xilka haydin ku asturo, ilaahay cilmigii dhiig joojintii dagmoyinka hawshodu waa socotaa!!!.

Deg deg Hay'adaha amniga dawlada DDS ayaa la wareegay shalay 44 goobo ganacsi oo ku yaala Taywankii h**e, guryahaas oo i...
15/06/2020

Deg deg

Hay'adaha amniga dawlada DDS ayaa la wareegay shalay 44 goobo ganacsi oo ku yaala Taywankii h**e, guryahaas oo isugu jira dukaamo iyo meherado yar yar. Waxaa guryahaas si sharci-darro ah uga qaadan jirey kiro hal qoys oo ka kooban 4 qof oo katirsanaa rijiimkii h**e.

Waxaa kale ay hay'adaha amnigu la wareegeen 2-18 xarumood (compound) kuwaas oo ay si sharci-darro u haysteen 18 qoys oo kamid ahaa hadhaagii rijiimkii h**e, kana qaadan jireen kiro sharci-darro ah.

Hoteel 3-4 star ah oo lagu tuhunsanyahay in laga dhisey hantidii uu Cabdi Iley shacabka ka boobay ayaa baaritaan ku socdaa isagana oo la xanibay.

Xarun wayn (compound) uu si sharci-darro ah ula wareegay Cabdi Iley walaalkiis Khadar Iley ayaa lagu wargeliyey dadkii degenaa inay uga baxaan sadex maalin gudahood.

Waxaa weli lagu dabajiraa hanti kale uu rijiimkii h**e si sharci-darro uga boobay shacabka degaanka.

Jigjiga Insight✍

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa sheegay in aanay marnaba raalli ka ahayn Shirka Jabuuti."Waxaan cadaynaynaa inaa...
15/06/2020

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa sheegay in aanay marnaba raalli ka ahayn Shirka Jabuuti.

"Waxaan cadaynaynaa inaan raali ka noqon doonin Natiijo kasta oo kasoo baxda shirka ka socda wadanka jabuuti ee u dhaxeeya Somaliland iyo Dowlada Federalka Somaliya"

Degdeg; Somaliland ayaa isku maandhaaftay faafinta warar la xiriira in lagu kala kacay shirkii Somaliland iyo Somaliya e...
14/06/2020

Degdeg; Somaliland ayaa isku maandhaaftay faafinta warar la xiriira in lagu kala kacay shirkii Somaliland iyo Somaliya ee Jabuuti ka socday taas oo warbaahinta uu usheegay Gudoomiyaha Guurtida ee Somaliland Saleebaan Nuur waxaase warkaa gudoomiyaha beeniyay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland oo sheegay in shirku si wanaagsan kusoo dhamaaday wejigiisi koowaad, waxaannu tilmaamay in waxkasta si habsami ah u socdaan. Wasiirka ayaa carabka ku adkeeyay inaanay jirin shir lagu kala kacay iyo kulan laysku maan dhaafay.

WAR DEG DEG AH: Shirkii Somaliland iyo Soomaaliya ee dalka Jabuuti ayaa lagu kala kacay wajigisii h**e, ka dib markii ma...
14/06/2020

WAR DEG DEG AH: Shirkii Somaliland iyo Soomaaliya ee dalka Jabuuti ayaa lagu kala kacay wajigisii h**e, ka dib markii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu sheegay in ajandaha kulanka lagu daro aqoonsiga Somaliland iyo in dawladda Soomaaliya ay ka garowdo xasuuqii ay u gaysatay dawladdii kacaanku shacabka Somaliland.

Furinta Shirka Kadib Haday Arintu Cuslaato Farmaajo Madaxa Bash😂
14/06/2020

Furinta Shirka Kadib Haday Arintu Cuslaato Farmaajo Madaxa Bash😂

Iidoroow Abihiin Lagub Shirarka Caalamiga ahna Qool iyo Budh Ayay Latagayaan Walee Qool Iyo Mindi Ayaan Lagawaayin Ragan...
14/06/2020

Iidoroow Abihiin Lagub Shirarka Caalamiga ahna Qool iyo Budh Ayay Latagayaan Walee Qool Iyo Mindi Ayaan Lagawaayin Raganimo🤣

Waar Guulaysta Dhaxaad Nadacayadayseene😂

Address

Addis Ababa

Telephone

+251935744436

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when War Bixinta Degmada Yoocaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category