Khabiir Ahmed Dahir

Khabiir Ahmed Dahir لانكفر احد من اهل القبلة Sheikh

Magaca ilaahay ayaan ku bilaabayaa Marka labaadna mahad baan ilaahay u celinayaa subxaanahu watacaalaa Marka sadaxaad na...
06/06/2026

Magaca ilaahay ayaan ku bilaabayaa
Marka labaadna mahad baan ilaahay u celinayaa subxaanahu watacaalaa
Marka sadaxaad naxariis iyo nabad galyo ha ahaato nabi muxamad iyo Aalkiisa iyo asxaabtiisa
Intaa ka dib waxaan halkan ku soo gubinayaa gabay cusub oo layidhaahdo waxaa tiriyay sheekh mahad xaaji shugri cabdi waana ka gabaygii aan kawada faaiidaysano

1. Inaan gabayba dhaafaan raboo aan warkii dhigoe
2. Haatif ii dhawaaqiyo sidii dhalawda moobeelka
3. Waxunbaa ku soo dhacahayoo dheehi laabaha e
4. Dibnahaagu way dhihi wixii loo dhigee qorane
5. Maantana dha,lay aan mohdoo midhale aan dhiibo
6. Magudhada dhanbaalkale bal aan dhagaha gaadhsiiyo
7. Dhumuclaw maroodiyo ilaa dhuudhcasada yaacda
8. Wax dhashoo naf yeeshaaba wuu dhimani doonaaye
9. Mawdku kuma dhakhsado ruux danbiga dhiiraashaw faloe
10. Cimri dheerar dhaaca iyo khayr kuguma dhaadaane
11. Ajal dhigan unbaa lugu dhintaa oo dhag laga siine
12. Inaan ruux ladhaafayn ku garo dhaahaa nabigiiye
13. Dhug nimaan lahay baa ku luma dhaanka beenta ahe
14. Duunyo dheeli badan buu dhalbaa saa dhab laga siine
15. Dhaaco eebaheen iyo haduu khayrka dhiganwaayo
16. Ama uu danbiga dhoorto oo tawbad dhihiwaayo
17. Aakharo dhibbuu kala kulmaa dhamacda naartiiye
18. Nin uu eebe dhawraa tabcada Daar dhalaal badane
19. Dhooroof adoonkii lehbaa dhaaco laazimoe
20. Ninkii dheel maleeyaa galbada dheelmad foolxumo e
21. Iraadada madhaafniyo wuxuu eebahay dhigaye
22. Ninwaliba dhabbihii loo qoruu dhadhabsanaayaaye
23. Hanuun waa dharaaree ninkii daw dhabbale qaada
24. Ee dhawrta nibigii janaa lugu dhaweeyaaye
25. Naartana waxaa dhubuq yidhaah dhagax walaalkiiye
26. Nin walboo dhaqaaliyo aduun darajadii dhawrta
27. Ama dheel runtii moodayoo dhaanto tumanaaya
28. Iyo dhaaco kii quuta,ee khayrka dhuganaaya
29. Kafantii dharkeedoow danbayn dhababka iilkiiye
30. Aakharo dhibkiyo dheeftu waa labada dhoomoode
31. Ninba dhiishii uu dhaansaduu dhami nasiibkiiye
32. Kii samaan ku dhawraa jannuu dhaxalsan doonaaye
3

14/02/2026

La jirka دار الإفتاء المصرية – I just earned their Dar Alifta Fans badge!

Address

Shekosh
Addis Ababa
HH

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khabiir Ahmed Dahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share