Novel entertainment

Novel entertainment Entertainment

Naf ka raaliyiyoXis ku raadiyaaKaa daba ruclooWaa relief ilmaduQalbi raran gubtaaDhabanada rushayn.
03/03/2020

Naf ka raaliyiyo
Xis ku raadiyaa
Kaa daba rucloo
Waa relief ilmadu
Qalbi raran gubtaa
Dhabanada rushayn.

Inkastoo ayaamuhu Kala agab qurxoonyiinWaxa jira adoomahaKuwa araga beelooQalbiyada ka aamina.Yaan aboorku noloshiyoKugu...
27/02/2020

Inkastoo ayaamuhu
Kala agab qurxoonyiin
Waxa jira adoomaha
Kuwa araga beeloo
Qalbiyada ka aamina.

Yaan aboorku noloshiyo
Kugu cunin aduunkee
Waxaad arar ka barataa
Noloshaada eegooo.
Ficilada ku aanee.

Koley dira diraaliyoWaru nacabku daabacoNama kala dilaayeeHaduu mawdku doontooNafta soo damaaciyoTaydaan dabiib iyoKuu s...
19/02/2020

Koley dira diraaliyo
Waru nacabku daabaco
Nama kala dilaayee
Haduu mawdku doontoo
Nafta soo damaaciyo
Taydaan dabiib iyo
Kuu siin lahaa deeq.

Inkastoo adoonyohowLagu siin awoodaadWaxa kugu adkaadiyoNacab ooda kugu jaraAjashaa naftiisooAad qudhiisa aastaa.Waa alh...
19/02/2020

Inkastoo adoonyohow
Lagu siin awoodaad
Waxa kugu adkaadiyo
Nacab ooda kugu jara
Ajashaa naftiisoo
Aad qudhiisa aastaa.

Waa alhuumo taasuye
Wuxu kugu arkaayiyo
Eedahaaga soo baro.

Wax unbaa idleeyoo
koley ala la-diisiyo
Qofka aragtidiis dila

Waxa jira mid duunyiyoDanta kugu jeclaadoo Kugu doorta shilimaan.Oo dayro kaa dhigaMarka jeebku daaleeHaku doorsan ruuxd...
18/02/2020

Waxa jira mid duunyiyo
Danta kugu jeclaadoo
Kugu doorta shilimaan.

Oo dayro kaa dhiga
Marka jeebku daalee
Haku doorsan ruuxdaay
Dadka nolosha kuu hura.

Address

Tedy Bar
Addis Ababa

Telephone

+251953559559

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Novel entertainment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category