Kaafi Microfinance Kabridahar Branch

Kaafi Microfinance Kabridahar Branch Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaafi Microfinance Kabridahar Branch, Addis Ababa.

Macamiil ma ogtahay inaad si fudud uga wareejin karto lacagtaada E-Birr kuna shubi karto Kaafi Microfinance ama wallet k...
10/04/2026

Macamiil ma ogtahay inaad si fudud uga wareejin karto lacagtaada E-Birr kuna shubi karto Kaafi Microfinance ama wallet kale?

Adeegyada aad heli karto:
✔️ Wallet → Wallet *6810902070733*Lacagta #
✔️ Wallet → Kaafi Bank *68170008262*Lacagta #
✔️ Wallet → Ganacsade *681*404142*Lacagta #
✔️ Kaafi Bank → Wallet *680*404142*Lacagta #
✔️ Kaafi Bank → Ganacsade *680*404142*Lacagta #
✔️ Wallet → Airtime *683 #

🔐 Degdeg | Ammaan | Fudud

Ma rabtaa inaad si degdeg ah oo ammaan ah ugu wareejiso lacagta ku jirta akoonkaaga Kaafi una dirto Wallet-kaaga E-birr?...
09/04/2026

Ma rabtaa inaad si degdeg ah oo ammaan ah ugu wareejiso lacagta ku jirta akoonkaaga Kaafi una dirto Wallet-kaaga E-birr? Hadda waa mid aad u fudud! 👇

📌 Habka loo isticmaalo:
1️⃣ Ka garaac telefoonkaaga: *680*
2️⃣ Geli lambarka aad u dirayso
3️⃣ Ku dar qadarka lacagta (Amount)
4️⃣ Riix # si aad u xaqiijiso

➡️ Tusaale:
*680*091574168*LACAGTA #

Hadda waxaad lacagtaada ku maamulan kartaa meel kasta iyo waqti kasta!

📞 Wixii caawimaad ah: 9119
📲 Soo dejiso App-ka Kaafi / E-birr

Ku soo dhowaada Kaafi Microfinance.Macmiil Ma rabtaa adeeg maaliyadeed oo degdeg ah, ammaan ah, oo lagu kalsoonaan yahay...
07/04/2026

Ku soo dhowaada Kaafi Microfinance.

Macmiil Ma rabtaa adeeg maaliyadeed oo degdeg ah, ammaan ah, oo lagu kalsoonaan yahay?
Xafiisyadeena waxaad ka heli doontaa shaqaale xirfad leh oo si diirran kuu soo dhaweynaya.

✔️ Furasho akoon si fudud
✔️ Deposit & Withdrawal degdeg ah
✔️ Adeeg macaamiil oo heer sare ah

📍 Nagu soo booqo maantaba Xafiiska kaafi microfinance qayntisa magalada qabridahar

Address

Addis Ababa

Telephone

+251906674241

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Microfinance Kabridahar Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaafi Microfinance Kabridahar Branch:

Shortcuts

Share