Kaafi Microfinance Kabridahar Branch

Kaafi Microfinance Kabridahar Branch Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaafi Microfinance Kabridahar Branch, Addis Ababa.

"A winner is a dreamer who never gives up." — Nelson MandelaOraahdan waxay na xasuusinaysaa in dadaalka iyo adkeysigu ay...
28/05/2025

"A winner is a dreamer who never gives up." — Nelson Mandela

Oraahdan waxay na xasuusinaysaa in dadaalka iyo adkeysigu ay ka muhiimsan yihiin guusha degdegga ah. Mandela wuxuu ku qaatay 27 sano xabsi, balse ma quusan, wuxuuna ugu dambeyn noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee madow ee Koonfur Afrika. Marka qof walba wuxuu u baahan yahay sabar iyo aragti dheer si uu uga gudbo caqabado nololeed.

Buugan Long Walk to Freedom waa buug-taariikheed uu Mandela si shaqsiyan u qoray oo lagu sharraxayo noloshiisa — laga bilaabo yaraantiisa, dagaalkii ka dhanka ahaa cunsuriyadda, ilaa xabsigii dheer iyo ugu dambayn hoggaamintiisii qaran xor ah

لم يَغرَق موسى الرضيع عليه السلام في البحر وهو في قمة ضعفه،  بينما أُغرق الملك فرعون وهو في قمة جبروته. فمن كان مع الله ...
26/02/2025

لم يَغرَق موسى الرضيع عليه السلام في البحر وهو في قمة ضعفه، بينما أُغرق الملك فرعون وهو في قمة جبروته.
فمن كان مع الله فلن يضرّه ضعفه، ومن لم يكن مع الله فلن تنفعه قوته.
منقول

Biyuhu mayna Hafin(Qarqinin) Nabi muuse CS markii uu ilmaha yar ee Naas-Nuugaa 'ahaa, waqtigaas oo wax tabar ah aanu lahayn, Halka ay qarqiyeen poqor Fircoon isaga oo dhamaan Awoodihiisii wata..!!

Qofkii Alle La jirkiisa Ahaada Taagdaradiisu ma dhibayso, qofkii Allah aan la jirinna Awoodiisu Anficimayso.

Xigasho

Qabridahar, Somali  Region
12/02/2025

Qabridahar, Somali Region

Subax Wanaagsan Dhamaantiin.
11/02/2025

Subax Wanaagsan Dhamaantiin.

Address

Addis Ababa

Telephone

+251906674241

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Microfinance Kabridahar Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaafi Microfinance Kabridahar Branch:

Share