Seeraar Media

  • Home
  • Seeraar Media

Seeraar Media ku soodhawaw oday lababaar page

Xasan waxaa ushudan heestii aheed wan waalanahe ma igu wan sidaan
27/07/2025

Xasan waxaa ushudan heestii aheed wan waalanahe ma igu wan sidaan

01/07/2025

Maamulka iyo hospitalka dagmada Gerijir.

Gerijir ku dhawaaad 40 saacadood waxa ay u xiran tahay maamulkii loo soo doortay in ay u shaqeeyaan/ka shaqeeyaan danta dadka reer Gerijireed.

Waxaa yaab ah in maamulku uu u ixiray hospitalka danta guud ee Gerijir dan shaqsi oo gaar oo ay iyagu wataan.

Hooyo foolaneysa in laga celiyo hospitalka ujeedadun tahay danteeda hala fuliyo ama hooyadu ha dhimato, dad hadii lagu hugaamin karo sidaas haku wadaan Maamulku

Qofkaste oo ey quseydo danta reer garijireed

Waaa ineysan indha kaqarsan waxa garijir kajira

11/04/2025

Dhalinyarada dagmada garijir oo katashanaya aayahooda iyo hormarinta dagmadooda

Guuuuleysta saaxibayaaal

17/03/2025

Geeed yahuud maxaa kudhacay

16/03/2025

DEG:DEG. Allaha u naxariistee Hal nin ayaa ku dhintay Dagmada Gerijir ka dib is ra saaseen dhaxmartay maleeshiyaad ay isbaaro u taalay halkaas maalmihii lasoo dhaafay.

Ninka dhintay ayaa lagu magacaabaa Deelaaf Macalin Cali.

Gole media.

Musiibo ayaa ka dhacday saaka.😢Waa qaar ka mid ah nabadoonada beesha gaaljecel oo ku geeriyooday goobta qaraxu ka dhacay...
11/03/2025

Musiibo ayaa ka dhacday saaka.😢

Waa qaar ka mid ah nabadoonada beesha gaaljecel oo ku geeriyooday goobta qaraxu ka dhacay saaka magaalada baladweyne.

Ilahey naxariistiisa ha ugu deeqo waa bil ramadaane cadawgana sabab ha uga dhigo cirib tirkooda.

10/03/2025

Culumada Deegaanka ee ku magacaaban ahlusunna wal-jamaaca waxa ay noqdeen team hadba qoladii dan lahi ku hal kacsato.

Mahad salaad ayaa marna magaalada ka saaraya marna wixii uu rabo ku weeraraya, marna ciyaalkii cayr dab ku shubaya asaga oo raba in uu dariiq siyaasadeed u maro.

Waxaa la yiri "lo,ey ninaa ku ceel geyn doonin yuu ku aroorin".

Culumadu caqligeedu ma dhaafo shaax shaax aan macna ku dhisneen.

Address


Telephone

+252682619664

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Seeraar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share