Waxsan TV

Waxsan TV warbaahinta bulshada

06/05/2025

Dds maxaa lagaga baahan yahay?

03/05/2025

Baroortu orgiga kawayn!

Anigu markaan arkay sida loo siyaasadeeyay qof dar-ilaahay isaga dhintay oo markiiba dad dal iyo guda joogaa si abaabulan dawlada iyo dad gaara ugu eedeeyeen waxaa ii soo baxday inay 2 arimood mid uun'tahay:
1.Alle haw raxmee intaan ognahay wiilka xabad iyo iska hor imaad ciidan kuma dhimanin ee Hospital ayuu kudhintay. Siyaasi dawlada mucaarad ku ah ama culays kale ku hayana maahayn, sidaa darteed aabab nooc dooniba ha noqotee madaxwayne iyo maamul toona nin dhalinyara ah oo Hospital ku dhintay iyadoo laamihii amniga iyo maamulkii Hospital-ku kahadal loogu eedayo Maamul iyo cid gaara maana fahmin.
Marka soo ma dhici karto inay isla kuwa geerida wiilka siyaasadeeyay ee markiiba buuqa qorshaysan dal iyo dibad kasameeyay inay iyagu suneeyeen si ay isla dawlada ugu adeegsadaan waana dhaqan yuhuudeed dunida aad uga dhaca TPLF iyo dadkii lasoo shaqeeyayna way ka suurowdaa.

2.Arinka labaad: waxaa dhici karta inay u arkeen geerida wiilka jaanis ay ku abuuri karaan arkacsi siyaasadeed ama kicin shacab si caasimada looga abuuro qalalaase iyo amni darro ay shirqoolo kale ku dhex qarin karaan si loogu gaadho dano siyaasadeed iwm.

Hadana waxaaba soo baxaya xogo xasaasiya iyo shirqoolo waawayn ilaa heer dil madaxwayne lagu fikiray iyo arimo kale oona ka hordhacaynin.
W-Q aadan basey

Madaxwayne h**e: " Hadalada ONLF ka soo yeedhaya waa in la cambaareyo."Madaxwaynihii h**e Deeganka, Cabdi Mahamud Omer w...
29/04/2025

Madaxwayne h**e: " Hadalada ONLF ka soo yeedhaya waa in la cambaareyo."

Madaxwaynihii h**e Deeganka, Cabdi Mahamud Omer warqad uu qorey oo baraha bulshada lagu faafiyay ayuu kaga hadlay arrimo badan. Ugu h**eyn wuxuu sheegay inuu qaadan waayay tallooyin uga imanayay Raysal Wasaaraha Itoobiya, xiligii isbadalku cusbaana uu ku haftay dabayshii socotay. Wuxuu sheegay in arrintaas darteed uu raacay Bas u baxayay Xabsiga Qaliti, yacnihi loo xidhay.

Qaybaha dhexe wuxuu aad ugu dheeraday waxqabadka Abiye Ahmed iyo Xisibga Barwaaqo hirgaliyay todobo sanno. Wuxuu sheegay in waxqabadkaas kaliya daddaal lagu keenin ee Abiye Ahmed xagga Eebe laga wato, isagoo xusay in cidkastoo Abiye Ahmed, ka hortimaado Alle xumaan ku salido.

Madaxwayne h**e, Cmc wuxuu sheegay inay muhiim tahay in la cambaareyo hadalada iyo tallaaboyinka ay dhawaan qaadayeen ururka ONLF. Wuxuuna u sababeeyay in dadka Deeganku yihiin kuwo dagaal ka daallay. Wuxuu kaloo xusay in dhibaatada koobad ee Deeganka ay tahay qabyaallada, isagoo sheegay inuu ka soo horjeedo arragtida ONLF ee odhanaysa hal qabiil unbaa xilka Deeganka qaban kara.

Wuxuu kaloo ku faanay Itoobiyinimada iyo midnimadeeda oo xusay markuu xilka hayay ilaa maanta inuu ka shaqeeyo. Ugu dembeyn wuxuu beeniyay warar warbaahinta Itoobiya maalmahan baahiyeen oo sheegaya inuu qalalaase ka abbuurayo Deeganka Soomalida, isagoo dhabarka ka taabanaya Aabihii dhallay wiilka dhintay.

W-Q: Macalinka Soomaaliyed (Ms)
Voss Tv

28/04/2025

Anigu nin qabiil wax uraba ma ihi qabiila duulan kuma ihi

28/04/2025

Warkaaga sagsaag kadhawr
Madax waayeel kanoqo

27/04/2025

Dardaarankii mucalimiinta qur aanka al ixtisaab ,R,A,C

25/04/2025

Sayidii cadaa al sayid xasan kaamil

Address

Faafan
Addis Ababa
WLL

Telephone

+251940571624

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waxsan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share