Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne Halkani Waa Page Ka Rasmiga Ah Ee Maxamuud Dhuuxwayne Waxaad Ka Helaysaa Wararka Caalamka Warbixino Iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya

30/09/2025

Ibrahim Traoré oo mu’amarad afgambi ka badbaaday + Qadar ma aqbalaysaa raaligelinta !$raa’iil

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Dag-dag waxaa bilaabantay Duqayn toosa oo u dhaxeeya doomo gargaar u waday shacabka qasa oo ka socday dalalka Spain & France oo weerar kuqaatay Isra11l ...see more

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Ruushka ayaa markii u horreysay si cad ugu digay khubarada, askartii h**e , sirdoonka iyo shaqsiyaadka Mareykanka u dhashay ee Ukraine gacan ku siinaya dagaalka, waxaana loo sheegay inay Ruushka bartilmaameed u noqon doonaan, taa oo la macno ah in meel kasta oo ay tagaan lagu dili karo howlgallo qarsoodi ah, sida ay werisay Reuters

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Barta You Tube ayaa ogolaatay in ay bixiso 25 Milyan oo Dollar, taas oo ah raalli gelin laga siiyey in la xidhay bartii uu You tube ku lahaa sannadkii 2021-kii markaas oo Warbaahinta baraha bulshada laga joojiyey in uu adeegsado Donald Trump

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Qatar oo ka yaabisay Trump, Faransiiska oo hanjabay & Sacuudiga oo weji adag lasoo baxay-Maxaa jira

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

"Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa berri booqasho ku imanaya Deegaanka Soomaalida. Subaxnimada wuxuu tegayaa m...
30/09/2025

"Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa berri booqasho ku imanaya Deegaanka Soomaalida.

Subaxnimada wuxuu tegayaa magaalada Godey, ka dibna wuxuu iman doonaa magaalada Jigjiga

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Warsaxaafadeedkan oo ay Qatar sii deysay isla xilliga uu soo baxay qorshaha Trump ee joojinta Qasa , wuxuu ahaa mid la diyaariyay ka hor ku dhawaaqista oo dalalka; Pakistan, Turkiga , Sacuudiga, Masar, Jordon iyo Imaaraadka ay si wadajir ah ugu soo dhaweeyeen qorshahaa oo qodobbadiisa ay markii h**e isku raaceen

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Waxaa soo baxay wax cusub oo la xiriira nooca qorshaha joojinta dagaal Qasa ee la horgeeyay Xamaas, waa mid ka duwan qorshihii ay wada diyaariyeen Trump iyo dalalka Carabta iyo Islaamka ee la doonayo inay qeyb ka noqdaan, sida ay werisay Axios

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne
Farjano media

30/09/2025

Masuuliyiin heer federaal iyo heer deegaan isugu jira oo hawlo kormeer ah kusoo marayay qaar ka mid ah gobollada deegaanka ayaa gaadhay degmada Awbare ee gobolka Faafan

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Degmada Xamaro ee gobolka Erer ayaa lagu qabtay kulan ku saabsan ol’olaha wacyigelinta dakhliga

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Maareeye Kuxigeenka Wakaaladda Dabagalka iyo Taakulaynta Shirkadaha Horumarinta Dawlada ee DDS Eng. C/fataax Cumar Aare & xubnihii injineerada ahaa ee maalmihii u dambeeyay kormeerka iyo dabagalka ku waday qaar ka mid ah mashaariicda horumarineed ee ay gacanka ku hayaan shirkadaha horumarinta dawlada ayaa gaadhay dhismaha mashruuca buundada Baandheer oo laga dul dhisayo wabiga Ganaale, iskuna xidhi doonta gobollada Liibaan iyo Afdheer

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

30/09/2025

Kulankii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Amniga ayaa maanta lagu qabtay Xafiiska Nabadgelyada DDS, waxaana shir-guddoomiyay Hoggaanka Xafiiska Nabadgelyada, Mudane Abdikadir Rashid Duale

Wariye Maxamuud Dhuuxwayne

Address

Poly Mekail
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Maxamuud Dhuuxwayne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Maxamuud Dhuuxwayne:

Share