15/02/2025
WAR DEGDEG AH.
Magacaabista Wasiirada cusub ee la ansixiyay iyo kuwa boos badalka lagu sameeyay .
Wasiirka Xafiiska Biyaha Axmed Miraad.
Wasiirka Xafiiska Hawlaha Guud Axmed shugri.
Wasiirka Xafiiska Qorsheynta Faaruuq Warfaa.
Hogaanka Nabadgeliyada Cabdiqaadir Rashid.
Wasiirka Xafiiska Maaliyada Dayib Ahmed.
Wasiirka Xafiiska Xoolaha Cabduqaadir Iimaan.
Wasiirka Xafiiska Cadaalada Axmed naaji.
Wasiirka Xafiiska Beeraha Cabdulaahi Muuse.
Wasiirka Xafiiska Waxbarashada Maxamed Sheekh.
Wasiirka Xafiiska Arrimaha bulshada Qabdiid Cabdi Cumar.
Wasiirka Xafiiska Tamarta iyo Macdanta Maxamed Cali Kunaay.
Wasiirka Xafiiska Warfaafinta Maxamed Daahir.