01/09/2026
Mareykanka ayaa duqeyn ka gaystay garoonka diyaaradaha rayidka ee Jiroft, oo ku yaalla koonfur-bari Iiraan, iyadoo duqeyntan la sheegay inay qayb ka tahay weerarro taxano ah oo Mareykanku uu caawa ka fuliyay gudaha Iiraan, sida ay werisey wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu oo xiganaysa warbaahinta Iiraan.