Farahdek Abßhir

Farahdek Abßhir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Farahdek Abßhir, Digital creator, Farahdek Abßhir Ahmed, Addis Ababa.

maxaad kula talin lahayd wilkas
25/01/2026

maxaad kula talin lahayd wilkas

05/09/2025

mawliidkan waxaa laysla qiray
Qabridahare
inay xarundiiimeed tahay
alle hayno barakeeyo

03/09/2025

Garoowe

Kaldeeq Bashiir Maxamed, oo ka soo jeeda Dhagaxbuur ayaa galabta lagu beegsaday Garoowe. Waxaa lagu dabiibayaa Cusbital Garowe ah. Sababta loo beegsaday iyo faah-faahinta dhawaciisa qoyskiisa ayaan ka waraysan doona.

mj say wax u wadaan asxapey

01/09/2025

qalbi salim aha
fikir cafimaad qaba dhala

Xilli danbe oo habeen ah ayaan xafada imid anigoo daallan oo ciyaar ka imid kadib guriga ayaan iska furay waxaan isha ku...
31/08/2025

Xilli danbe oo habeen ah ayaan xafada imid anigoo daallan oo ciyaar ka imid kadib guriga ayaan iska furay waxaan isha ku dhuftay Xaaskayga oo jiifta Qolka fadhiga iyo cashadii oo diyaarsan

Kadib waxan eegay telephonkayga oon gacanta ku hayay mise.8 jeer bay isoo wacday 📞 Xaaskayga anna k**a qaban sababtoo ah ciyaar ayaan dheelayay marna asxbtayda ayaan iskala sheekaysanayay maba xasusan inay isugayso Xaaskayga weliba guri cidlo ah,

Kadib waan usoo dhawaday dhagta ayaan afka usaaray waxaana usheegay inan guriga imid nasiib Wanaag way hurdo fududahy Xaaskayga wayna ku toostay hadalkayga,,

Kadib waxaan waydiyay sababta ay halkaan ujiifto waxayna igu tirih cawoo dhan ayaan kuso wacayay📞 adna numberka iga madan qaban kadib waan daallanaa hurdo ayaa i qabatay xitaa ma aqaan goorta aan sexday ayay igu tirih,

Waxaan dareemay in aan masuuliyadaydii diciiftay oon aan illobay inan nafteeda masuul ka, ahay waxaan go,aan ku gaarey inan jojiyo asxbtayda iyo inan guriga xilli danbe k**aQnaado,,

Waayo kaligey ayay dad iga haysataa guri cidlo ahna way joogtaa sidaa darteed wax walba ayaa kudhici kara,,

Kadib indhaha ayaan kala qaaday waxaan ogaaday inan Riyo ku jiro oon jooradigaygii jiifo weli iskaabulo ahày

Riyoyinka Qaarna waa mcn
Qaarna waa kharar is dhinac yaall😆

fiidnimo wacan  asxapey
04/08/2025

fiidnimo wacan asxapey

Address

Farahdek Abßhir Ahmed
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farahdek Abßhir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share