Taatikada Kubada Cagta

Taatikada Kubada Cagta Hoyga kubada cagta falanqaynteda qimaynteda sadalinteda iyo wax walbo la xidhiidha Youtuper

Taageerayaasha Barcelona kawarama Weerarkiina xilli Ciyaareedka soo socda haduu sidaan noqdo Maadaama Hadertaan Ninkii G...
27/05/2026

Taageerayaasha Barcelona kawarama Weerarkiina xilli Ciyaareedka soo socda haduu sidaan noqdo

Maadaama Hadertaan Ninkii Gordon ahaa lala xiriirinayo kooxda ayna wadahadalo lagu wada jiro isagana yiri yes waa ku biirayaa Barça maxaa iidiiday, weerarkiinaa sidaan noqdo kawarama

Declan Rice and Mikel Arteta ♥️
25/05/2026

Declan Rice and Mikel Arteta ♥️

🚨seasonkii h**e xiliganoo kle aabihii wuxu dacaayadeenayey barca madaama aanay clubworldcupka ku jirin stroygiisa ayuu k...
25/05/2026

🚨seasonkii h**e xiliganoo kle aabihii wuxu dacaayadeenayey barca madaama aanay clubworldcupka ku jirin stroygiisa ayuu ku jees jeesayey

Haddana wuxu u calaacalaya why worldcup lagoo wici waayey waxa layaab ku noqotay inankiisa oo 60M laga soo bixiyey sidu koox weyn ugu ciyaaro haddana wali waxtar la’

Cubarsi ka fiicanyhy ictiraaf ka raadiya 🤣🤣🤣

KOOXDA Al AHLI xidigaheeda kadib markii 3 Rigoore laga diiday bareejana ay galeen waxaa ay sheegeen iney iska cadahahay ...
11/04/2026

KOOXDA Al AHLI xidigaheeda kadib markii 3 Rigoore laga diiday bareejana ay galeen waxaa ay sheegeen iney iska cadahahay horyaalkan in lala rabo CR7 oo 4 sano koob la,aan ku ah Sacuudiga

TO Taatikada Kubada Cagta

Omar Artan — Soomaaligii ugu horreeyay ee World Cup ka qayb galaya ✅ 🇸🇴Hambalyo.
09/04/2026

Omar Artan — Soomaaligii ugu horreeyay ee World Cup ka qayb galaya ✅ 🇸🇴

Hambalyo.

09/04/2026

🚨🚨🚨🚨🚨Chelsea go'aankooda waa badaleen haddii Liam kooxda Champion usoo saari waayo waa la racadeenaa sida Lequipe soo daabaceyso.

🚨💔𝙍𝙐𝙉𝙏𝘼 𝙌𝘼𝙍𝘼𝘼𝙍: Liverpool-shii h**e waxay lahaayeen xiriir aan la jebin karin oo u dhexeeya ciyaartoydii iyo taageerayaa...
09/04/2026

🚨💔𝙍𝙐𝙉𝙏𝘼 𝙌𝘼𝙍𝘼𝘼𝙍: Liverpool-shii h**e waxay lahaayeen xiriir aan la jebin karin oo u dhexeeya ciyaartoydii iyo taageerayaashii, xiriirkaas ayaa horseeday guulihii taariikhiga ahaa ee habeenada European Night.

Laakiin Liverpool-sha hadda, xiriir la'aanta Fans-ka, awood la’aan gooldhalineed iyo difaac daciif ah ayaa ka dhigaysa inaysan dib u soo celin karin hal-abuurkii iyo quruxdii habeenadaas.

Tusaale waxaa kuugu fican wixii dhexmaray Szoboszlai iyo Taageerayaasha kooxda kulankii Etihad Stadium.

You'll Never Walk Alone!❤️🔴

Address

Buramo Boorama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taatikada Kubada Cagta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taatikada Kubada Cagta:

Share