26/01/2021
Maareyihii bangiga ganacsiga Ethiopia laantiisa deegaanka somalida Girma Ayelew ayaa la xidhay loona qaaday magaalada Addis ababa.
ninkan ayaa loo haystaa in uu gacanweyn ku lahaa lacago badan oo la musuqay sidoo kale shacabka deegaanka ayaa si weyn uga caban jiray.
Girma ayaa kamid noqday 12 shaqaale ah oo ka shaqaynayey bangiyada ganacsiga iyo Dashen bank oo xabsiga loo taxaabay.
Bookh today