Hayaan media

Hayaan media Adeega bulshada marketinga iyo suuqyada caalamka

01/07/2026

Ar Mr bood boode caadi ma ahan😂😂

"Mas’uul loo igmaday hoggaaminta heer gobol, kana masuul ah nolosha iyo danaha ku dhowaad 3 milyan oo qof, haddana awaam...
04/06/2026

"Mas’uul loo igmaday hoggaaminta heer gobol, kana masuul ah nolosha iyo danaha ku dhowaad 3 milyan oo qof, haddana awaamiirtiisa iyo go’aannadiisa aan laga hirgelin deegaannadii uu maamulayay, waxay muujinaysaa daciifnimo dhanka hoggaaminta iyo maamul-wanaagga ah. Arrintaasi waxay dhalinaysaa su’aalo badan oo ku saabsan awoodda iyo saameynta maamulka uu hoggaaminayay.
Mr. Siidi, oo lagu dhaliilo inuusan kasoo bixin waajibaadkii loo igmaday isla markaana aan keenin natiijooyinkii laga sugayay, ayaa maanta lagu warramayaa inuu ku sugan yahay Baydhabo, isagoo raadinaya fursad siyaasadeed oo cusub si uu mar kale nasiibkiisa ugu tijaabiyo masraxa hoggaanka."

29/04/2026

Wow! Amazing 😍

29/04/2026

Somalidaan dhib kaliya dad dhikaan aad aragtaan ayeey maraayaan
dadna war iyo wax aan loobaahneen ayeeybo uga shidantahy 🤔

🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Dad badan oo jooga Real Madrid ayaa aaminsan in Vini Jr iyo Kylian Mbappé aysan wada shaqeynin, mid ka mid a...
29/04/2026

🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Dad badan oo jooga Real Madrid ayaa aaminsan in Vini Jr iyo Kylian Mbappé aysan wada shaqeynin, mid ka mid ahna uu yahay inuu baxo si arrimaha loo xalliyo.

Laakiin Florentino Pérez kuma raacsana wuxuuna ku qanacsan yahay inuu dhisi karo koox guuleysato oo ay hogaaminayaan labadooda.

Hayaan media

Xulka Kubbadda cagta ee dalka Morocco oo ku guuleystay koobka Adduunka 20-jirada,isaga oo noqday xulkii labaad ee Africa...
20/10/2025

Xulka Kubbadda cagta ee dalka Morocco oo ku guuleystay koobka Adduunka 20-jirada,isaga oo noqday xulkii labaad ee Africa oo taariikhda ku guuleystay koobka,kaddib xulka Ghana oo koobka kaga guuleystay xulka Brazil,xilli uu sidoo kale xulka Morocco koobka uu 2-0 kaga badiyay xulka Argentina.

27/11/2024

Bal Fiiri Dulmiga Intaas La eg Uu Ninkaas Kula Kacayo Askarigaas

26/11/2024

Film 🎥 cusub waaye

DEG DEG, Wararka ka imaanaya Gobalka Sh/Hoose ayaa Sheegaya in Gaari caasi ah oo ka soo baxay Tuilada doonka kuna socday...
17/11/2024

DEG DEG, Wararka ka imaanaya Gobalka Sh/Hoose ayaa Sheegaya in Gaari caasi ah oo ka soo baxay Tuilada doonka kuna socday Degmada wanlaweyn in miino la kacday, qasaaraha illaa hadda lasoo Sheegayaa waa afar qof oo darawalka ku jiro, Alla u naxriisto,

Address

Addis Ababa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share