15/10/2024
ARDAA Podcast oo ka duulaya dood-cilmiyeedyada iyo cilmi-baadhisaha ARDAA Research Institute , waxaanu soo gudbin doonnaa maqal iyo muuqaal ka turjumaya kala-duwanaanshaha aragtiyeed, cilmi iyo aqooneed ee cid kasta oo hannaan waafaqsan mawduucyada si cilmiyaysan uga qayb-qaadanaysa. Ujeeddadu waa cilmi-baadhisaha aannu samayno u rogto nidaam waxsoosaar warbaahineed oo u fududaynaya in cid waliba hesho.
**********
Being the audiovisual platform for ARDAA Research Institute, we will be producing, Broadcasting and sharing, academic contents and contributions by scholars, discussants and historians. Our mission is to encourage;
- Accessibility
- Diverse perspectives
- Continues Education
- Cross-disciplinary Learning
- Critical Thinking and Analysis
- Engagement
More information on www.ardaainstitute.com