Bal wax uun igu so kordhi22

Bal wax uun igu so kordhi22 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bal wax uun igu so kordhi22, Newspaper, Addis Ababa.

22/01/2024

πŸ…‚πŸ„°πŸ…ˆπŸ„ΈπŸ„³πŸ„ΊπŸ„°

22/01/2024

πŸ„ΌπŸ„°πŸ…πŸ„ΊπŸ„° πŸ…†πŸ„°πŸ„»πŸ„ΈπŸ„³πŸ„ΊπŸ…„ πŸ„³πŸ„·πŸ„ΈπŸ„½πŸ…ƒπŸ„Ύ

22/01/2024

πŸ„½πŸ„°πŸ„±πŸ„ΈπŸ„ΆπŸ„ΈπŸ„Έ πŸ…€πŸ…„πŸ…πŸ…„πŸ…‡πŸ„³πŸ„° πŸ„»πŸ„°πŸ„ΆπŸ…„ πŸ„ΈπŸ„ΌπŸ…ƒπŸ„°πŸ„°πŸ„½πŸ„°πŸ…ˆ .πŸ„²πŸ…†πŸ…‚

22/01/2024

πŸ„΅πŸ…„πŸ„½πŸ…ˆ

22/01/2024

Korinta ubadka

15/10/2023

Buurta Doqoniimada

Mar kasta oo ogaalkaagu yar yahay, waa mar kasta oo kalsoonidaadu badan tahay.

Mar kasta oo ay aqoontaadu badan tahayna, waa mar kasta oo ay kalsoonidaadu yar tahay.

Inta aanad go'aamo waaweyn iska ridin, adiga oo aan cilmi iyo caqli midna ku dhisin, marka h**e iska hubi inaad fuushan tahay figtii buurta doqoniimada iyo in kale: kalsooni badan + aqoon yar.

The Dunning Kruger Effect

15/10/2023

Buurta Doqoniimada

Mar kasta oo ogaalkaagu yar yahay, waa mar kasta oo kalsoonidaadu badan tahay.

Mar kasta oo ay aqoontaadu badan tahayna, waa mar kasta oo ay kalsoonidaadu yar tahay.

Inta aanad go'aamo waaweyn iska ridin, adiga oo aan cilmi iyo caqli midna ku dhisin, marka h**e iska hubi inaad fuushan tahay figtii buurta doqoniimada iyo in kale: kalsooni badan + aqoon yar.

The Dunning Kruger Effect

20/10/2019

Ninkii ka oohiyay amiirka!
Habeen habeennada ka mid ah xurmadle amiir Maxamed b. Salmaan isaga oo gaafwareegaya magaalada oo indha'indhaynaya xaaladda shacabkiisa; Isaga oo xidhan dhar shacab, si aan loo garan, ayaa waxa uu arkay muwaadin ay faraha cagahiisu ka soo baxeen kabtii uu xidhnaa. Wuu yaabay amiirku waxaanu weydiiyay waxa ku dhacay. Wuxuu yidhi muwaadinkii, "kabihii ayaa iga yaraaday mana haysto lacag aan kabo cusub ku soo iibsado." Wuu ooyay amiirkii heer ay ilmadu qoysay gadhkiisa, waxaanu amray in miishaar la soo qaado, waxaanu ninkii ka jaray faraha h**e ee cagtiisa, kabihiina way leekaadeen. Markaas ayay shacabkii farxad la oogsadeen, waxaanay ugu duceeyeen amiirka cimri dherer. πŸ˜‚

~ xigaasho :Cali ileeye β€οΈπŸ‘πŸ»

19/10/2019

2019 tuugtii well done 😲
2019 wanagii down 😲
2019 xarantii free😲
Cilmigan dadkii dhigay maxay ahayen
Umadi diinteda iyo dhaqankeda
Hadii ay ka tagto waa ay marin hababta !!
Xamasadan xaqiiqada inoo diiday maxay ahayd?

06/09/2019

Ku dhiman maayo jidka badhtankiisa, aamusina maayo iyada oo laabtayda hadal ku jiro. Waan istaagi doonaa xataa haddii aan dareemayo in aanay lugahaygu i xejin karayn. Waan dhawaaqi doonaa xataa haddaan dareemayo in aanu carrabkayga dhaqaaq ku jirin. Adduunka waxaan ka buuxin doonaa weydiimo, kaddibna waan ka tegi; iyada oo la moodo inaan joogo, xataa haddaanan joogin ba."
~ Minguurin + Turjumid.
~ Ω…Ω†Ω‚ΩˆΩ„

Xigasho by Cali ileeye

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bal wax uun igu so kordhi22 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category