haadka Duula Media

haadka Duula Media lubaaxa duula

06/07/2026
29/06/2026

Raysalwasaare Dr Abiyi Axmed oo qaabilay kulan wadahadal ahna la yeeshay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

********************

Raysalwasaare Dr Abiyi Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wadahadalna la yeeshay madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulankan laba geesoodka ah ee ay yeesheen labada hogaamiye ayaa ahaa mid Diiradda lagu saarayay oo loogawada hadlay in si is-xushmayn iyo is- aaminaad looga wada shaqeeyo arimaha is-kuxidhka dhaqaalaha,nabada iyo xasiloobida gobolka.

Xidhiidhka ka dhaxeeya labada wadan ee Itoobiya iyo Soomaaliya waa mid ka durugsan inay wadaagaan xuduud dheer, waana shacabkeena aanu wadaagno ee qiimaha leh iyo Aayaha mustaqbalkeena oo ah mid iskuxiran.

23/06/2026

Address

Bole Addis Ababa
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when haadka Duula Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share