13/09/2026
Saddex ka mid ah diyaaradaha dagaalka ayaa galabta ilaa hadda dul heehaabaya nawaaxiga ceelasha shidaalka ee Caluu Jeexdin.
Halkani waa Qabalaha Qalan Qalay ee degmada Higlooley, Gobolka Qoraxay, halkaas oo diyaaradaha dagaalku ay dul haadayaan.
Ogaadenia Media