Zakariye salah

Zakariye salah Follow diina waa ii muhiim guys πŸ‘¦ igu cimaamada waxa ubahanhy 10k l.aπŸ’―βœ‹οΈβœ‹οΈ

02/08/2026

mobilka fanta looga badashay πŸ˜‚πŸ€£

25/07/2026

ninkan waxa uu ka yimid dalka Djibouti πŸ‡©πŸ‡― aya waxa qaliin ku sameyay Dr.toshome mosissa waxa uu ad ugu mahad celinaya sida bili,adanimada uu ula dhaqmay asaga oo ku guleystay qalinka dhinaca lafha ah Dr toshome mosissa waa dr ka howl kalo adisababa

anigu cawa Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ ban ahay cupka Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ ba la rabaa   Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ
19/07/2026

anigu cawa Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ ban ahay cupka Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ ba la rabaa Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ

Lamine Yamal is football's miracle. Age is just a number when talent speaks." 🌍πŸ”₯
18/07/2026

Lamine Yamal is football's miracle. Age is just a number when talent speaks." 🌍πŸ”₯

cawa waxan nahay ciyaal Argentina πŸ‡¦πŸ‡· β™₯️ xalay wuu toosmay cawa waxan ugu fadhina Messi in uu final kooxda aadiyo vamoooz...
15/07/2026

cawa waxan nahay ciyaal Argentina πŸ‡¦πŸ‡· β™₯️
xalay wuu toosmay cawa waxan ugu fadhina Messi in uu final kooxda aadiyo vamoooz Argentina πŸ‡¦πŸ‡· β™₯️

cawa Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ yaan laga shakin vamoooooz Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ β™₯️ ❀️ πŸ’™ πŸ’– 😍 πŸ‡ͺπŸ‡Έ
14/07/2026

cawa Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ yaan laga shakin
vamoooooz Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ β™₯️ ❀️ πŸ’™ πŸ’– 😍 πŸ‡ͺπŸ‡Έ

Garsoore Omar Abdulkadir Artan aya Tabobar siinaya Garsooreyaasha Kubada cagta ee DDS.
12/07/2026

Garsoore Omar Abdulkadir Artan aya Tabobar siinaya Garsooreyaasha Kubada cagta ee DDS.

Omar Abdulkadir Artan so dhawow brother ku so dhawow magaalo somaaliyed
10/07/2026

Omar Abdulkadir Artan so dhawow brother ku so dhawow magaalo somaaliyed

🚨 DEG DEG :- Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Omar Abdiqadir Artan, ayaa la filayaa inuu maalinta berri ah ka so...
08/07/2026

🚨 DEG DEG :- Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Omar Abdiqadir Artan, ayaa la filayaa inuu maalinta berri ah ka soo d**o Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Garad Wiilwaal.

Ku soo dhawoow caasimadda Degaanka SoomaalidaπŸ‘

Soo dhaweyn iyo sharaf weyn ayaa loo sameynayaa garsooraha oo magac weyn ku yeeshay kubadda cagta caalamka.

Duhur wanaagsan dhammaan. πŸŒΈβ˜€οΈMaalin kasta waa fursad cusub oo kheyr lagu kasbado. Ilaahay ha idinka dhigo kuwa qalbigood...
04/07/2026

Duhur wanaagsan dhammaan. πŸŒΈβ˜€οΈ
Maalin kasta waa fursad cusub oo kheyr lagu kasbado. Ilaahay ha idinka dhigo kuwa qalbigoodu deggan yahay, riyooyinkooduna rumoobaan. Duhurkiinna ha noqdo mid barako, farxad, iyo guul ku dhammaada. Aamiin. πŸ€²πŸ’™

Address

Zack
Adis

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zakariye salah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zakariye salah:

Shortcuts

Share