Laaleys Media. LLM

Laaleys Media. LLM warbixinada Caalamka iyo warar sugan

Mudane macno malhow waxan maxa ka jira
06/10/2023

Mudane macno malhow waxan maxa ka jira

XAALADA DEEGAANKA EE CAAWA.1. Qoraxeey Masaajid ayaa loo dhiibay oo ay isku haystaa 2. JIjiga Dhul bay isku haystaan!3. ...
06/10/2023

XAALADA DEEGAANKA EE CAAWA.

1. Qoraxeey Masaajid ayaa loo dhiibay oo ay isku haystaa

2. JIjiga Dhul bay isku haystaan!

3. Afdheer Dayib ayaa dhalinyaradii lagu diray oo Warrant isku haysta.

4. Doollo Xabad ayaa la isugu dhiibay.

5. Dhagaxbuur uus xabaal ayaa la dhex dhigay ooy ku fooraraan.

6. Sitti Canfar baa lagu diray oo looga tagay.

7. Erer biyo la'aan ayaa la dhagtay ooy kusii jeedaan.

8. Nogob hal ambool ah oo shidan malaha faynuusahooda ayay ku mashquulsan yihiin.

9. Shabeelle barwaaqada pp ayay la dibirsantahay oo wax deegaanka ka socdaba ma oga.

10, liibaan, Dawa kililku k**aba war hayo oo kenya inay ka tirsanyihiin ayuu u haystaa!

Buurtii culayskii haystay way dhaadhicisay oo gobol walba iyagii ayay isigu dhiibtay.

Aadan Xuseen waa nin dhalinyaro oo reer Afdheer ah wuxuu arday ka ahaan jiray Addisababa kadibna wuxuu u gudbay Turkiga ...
02/10/2023

Aadan Xuseen waa nin dhalinyaro oo reer Afdheer ah wuxuu arday ka ahaan jiray Addisababa kadibna wuxuu u gudbay Turkiga oo wuxuu ahaa dhalinyaradi dalka inay iskaga baxdo go'aansatay intaysan furmin wadada Nicaragua kadibna waa u suurta gali weyday oo wuxuu ku soo laabtay wadanka wuuna guursaday oo qoys ayuu dhisay. Aadan wax shaqo ah mahaynin halmar ayuu dagmo ka shaqo galay inti dambe xiniinyihiisa ayuu iska fuulay oo wax shaqo dowladeed ah jigjiga k**a haynin ama wax shaqo public ah oo aan anigu ku ogahay. Maalinti talaadada ayaa laga qabtay Friendship hotel isagoo la fadhiyo ugaaskiisa waxaana qabtay Ciidanka Dayib Ahmed oo ah hogaanka nabadgalyada Deegaanka. Sida la sheegay Aadan wuxuu u xidhanyahay tuhun la xidhiidho Facebook wax lagu qori jiray oo aan magac sax ah ku qornayn ama page la isku qariyo oo wax lagu qori jiray. Aadan maxk**ad lama geynin, xabsi public ah oo lagu booqan karo kuma jiro, xeer-ilaalin majirto, qareen looma qabsan sida ala sheegay meel gaar ah ayuu ku xidhanyahay. Laalays Media. LLM

02/10/2023

Waxa lasoo ogaaday ilaa hada inay jiraan 12 guri oo xabsiyo qarsoon ah oo dadka lagu ciqaabo.
Dhalinyaro ilaa 200 ah ayaa ku xidhan xabsiyadaas qaar ayaan sawiradooda helnay inta kalana wan raadinayna wana idin soo gudbinaynaa. Laalays Media. LLM

02/10/2023

Qofka aadamaha ah hadii aad wax ka tabato labo wado ayunbaa loo mari karaa;

1. Wado sharci ah inaad dacweysato kiis ku oogato isna isdifaaco oo qareen qabsado kadibna garsoor dhex idiin ah xukun rido.

2. Wado tol iyo qabiil ah inaad qofka tolkii u yeedhato kadibna dhahdo waxaas iyo waxaas ayaan ku haystaaye tolkiiyow iga qabsada ama aan iska celiyo iyadna waa wado.

Aadan waxaa lagu fuliyay wax intaas u dhexeeyo oo ah inuu Hogaan Dayib guri geystay kadibna halkaas ku haysto.

Dayib aniga halbaan leehay nin aad xidhatay oo guri geysatay oo aan dambi baadhe baadhin ee aad adiga iyo cid kula socoto baadhateen xitaa haduu soo baxo isagoo leh "Waxaas iyo waxaas ayaan sameeyay" cid aamini maleh waayo waa nin aad adigu si iskaa ah u qabsatay xitaa hadaad caawa xabsi caadi ah iyo maxk**ad la aado cidna waxba rumaysan maysee ninkaas dhalinyarada ah sii daa.

FG: Waxbadan oo khaldan oo aan kiiskaas ka ogahay ayaa jiro waxbase eega ka dhihi maayo. Laalays Media. LLM

02/10/2023

Ala dadka meeshan kujira iyo kuwa akhrisanayaba fulaysanaa wadnaha waxaa idin wada karkariyay DJ Axmed qani 😂😂

Intay wada akhrisato ayay ayar dusi oo iskaba xidhi pageka 🤣🤣🤣🤣 waryaa wamaxay waxano fulaynima ah 🤣🤣🤣 Laalays Media. LLM

Page-kan Laalays Media. LLM anagaa waxku Qorna, Cid waxnaga qaadina majirto, Anagaana isku raacnay inaan Sawiradanada so...
02/10/2023

Page-kan Laalays Media. LLM anagaa waxku Qorna, Cid waxnaga qaadina majirto, Anagaana isku raacnay inaan Sawiradanada soogalino, Waana wadaynaa hawsha, wabillahitawfiiq.

Address

Degeh Bur/Jarar
Degeh Bur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laaleys Media. LLM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share