05/02/2026
ceelkari iyo matalaadeeda heer deegaanka
Ceelkari waa deegaan balaadhan hadana aan heli xuquuqdii saxda ahayd ee ay ku lahayd deegaanka dadkeena oo dulmi badan tirsanayo oo walina hal loo helin
Ceelkari waxaa ka soo baxa 4 xildhibaan
mid heer fadraal iyo 3 heer deegaan
3 deegaanka mid ka mid ah ayaa noqoday xuquuq la duudsaday waxaa lagu naas nuujiyaa beel kale beesha leh mulkida degmada ceelkari ayaa laga xoogay hal xildhibaan sidii horey looga xoogay xaruntii gobolka
hadaba maxaa inala gudboon reer ceelkari
mudo 5 sano dadkii aan dirsanay wax jawaab ah inooma keenin ee ma kuwaas unbaan faraha sarsaarnaa mise kuwa kale ayaan tijaabinaa
waad arkeysaan degmada ceelkari wax mashaaric ah lagama fulinin
doorka ma ku fiirinaa rag kale 4 boosba