Shabakada KO News

Shabakada KO News RUGTA AQOONTA IYO AKHBAARTA DUNIDA Waa Page'ka rasmiga ah ee KO news. kala soco wararka dunida,xogaha iyo culmibaadhisyo xaqiiqa ah. INSHAALAH

RUGTA AQOONTA IYO AKHBAARTA DUNIDA

06/12/2024
06/12/2024
Alle ha unaxriisto  inta dhimatay inta dhawacan ha ubogadhyo😭🤲
02/08/2024

Alle ha unaxriisto inta dhimatay inta dhawacan ha ubogadhyo😭🤲

Maxaa loo tuuraa ama loo cabi waayay qaybta danbe ee Sigaarka (Cigarette Butts).?Ugu horayn sigaarku waxa uu kamid yahay...
20/01/2024

Maxaa loo tuuraa ama loo cabi waayay qaybta danbe ee Sigaarka (Cigarette Butts).?

Ugu horayn sigaarku waxa uu kamid yahay balwadaha adduunka loogu isticmaalka badan yahay, wadamada ugu badan ee laga isticmaalaa waa dalalka ugu dadka badan caalamka sida Shiinaha, Ruushka iyo hindiya. Weligeen iyo waqeen waxaynu arkaynay sigaarka gaar ahaa dhulkeenna Soomaalida dadku waxay isaga cabaan si ay h**e ugu dhintaan ama ay ula dagaalamaan caafimaad qabkooda. Midha isweydiinta leh waa maxaa sigaarka qaybtiisa danbe loo tuuraa.? Sigaarku waxa uu ka kooban yahay maadooyinka ayka midka yihiin Bansiin, Carbonmona ogsaydh, ammaanoiya iyo maadooyinka Ddt iyo Nicotine-ta kuwaas oo ah dawooyinka ugu caansan ee loo adeegsado la dagaalanka cayayaanka, iyadoo dhanka kalena laga helo cabi- daadeedda isbedel maskaxeed.

Qaybta h**e ee sigarku waxay ku kooban tahay maadooyinkaas sababa inay hoos u dhigaan cadhada iyo diiqada kuwaas oo debciya muruqyadda maskaxda. Qaybta danbe waxay ka kooban tahay waraaq huruuda ah oo looyiqaano (Tipping paper) taas oo lagu ilaaliyo cudbiga qaybta danbe ee sigaarka taas oo ka kooban cudbi ama shaandho qofka cabaaya ka qabata qaybo ka mid ah gubasha sigaarka iyo sunta kiimikaliska kala duwan ee laga sameeyay. Taasina waa sababta aan iyada loo cabin iyadoo la iska tuuro marka qaybta h**e laga dhuuqo. Waxaa loo sameeyay qaybtan sigaarka horaantii sanadkii 1950kii, haddana waxaa la horumariyay dhawr jeer oo kala danbeeyay. Ugu danbayntii wakhtiyadan danbe shirkadaha qaarkood waxay ka sameeyaan hadhaadiga qaybta danbe ee sigaarka: Madooyin lagula buufiyo kaneecada, caagaga la sudho furayaasha iyo qaar kamid ah barkimooyinka yaryar ee raaxda. (Mosquito repellent, Key chains, Cushions)

Dr.Ibrahim

25/07/2023

Murti Soomaaliyeed.

Labo socodka ayey ku wacanyihiin:
1. Ragga iyo
2. Roobka

Labo fadhiga ayey ku wacanyihiin:
1. Dumarka iyo
2. Dabka

Labo hadalka ayey ku wacanyihiin:
1. Odayga reerka iyo
2. Sheekha caalimka ah

Labo aamuska ayey ku wacanyihiin:
1. Damiinka iyo
2. Dameerka

Xigasho

Address

Harer
221

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabakada KO News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category