Fik zone

Fik zone Natural peaty and row material , milky productions,butter skins and hides

Geela iyo Quruxdiisa.
18/06/2025

Geela iyo Quruxdiisa.

Hanbalyo Hanbalyo Dr.Abdifatah Shekh Bixi loo magacaabay Kuxigeenka Ethio Engineering Group(METEC). allaha kugu asturo x...
13/06/2025

Hanbalyo Hanbalyo Dr.Abdifatah Shekh Bixi loo magacaabay Kuxigeenka Ethio Engineering Group(METEC).
allaha kugu asturo xilka Iyo waajibaadka ..!
Congratulation Dr.Abdifatah

22/02/2025
22/02/2025

Xildhibaan ku dhiiraday inuu Sheego in la hagraday Qubi.
Qoraalka hoose Xildhibaan Axmed M-Rashiid, ayaa qorey.Hoos ka akhriso.

𝐁𝐢𝐬𝐦𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡,

𝐁𝐮𝐮𝐧𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐮𝐛𝐛𝐢

Mudada aan kamidka ahay Golaha xildhibaanada DDS, mashruuca aan hal kal-fadhi hadalqaadkiisu kahadhin waa baahida looqabo mashruuca buundadan. Mashruucan waa mashruuca ugu mudan in lahirgaliyo anoo og itaalyarida maaliyadeed ee dowladda.

Waxaa jira mashaariic buundadani kamudantahay oo qorshayaasha kaladuwan kujira. Anigu shaqsi ahaan waxaan qabaa in hagrasho jirto dhanka dawladda oo aan isleeyahay waata keentay in dhaqanku isutaago dhaqaale ururin.

In dadkeennu bartaan in dawladda kaliya aan wax laga sugin waa mid aan rajaynayo inay kufiddo dhammaan deegaanka si kabid ay ugu noqoto horumarka ballaadhan ee dawladdu kawaddo deegaanka oo dhan.

𝐔𝐠𝐮𝐝𝐚𝐧𝐛𝐚𝐲𝐧: Bahda dhaqanka waxaan ilaahay uga baryayaa inuu kuguuleeyo dhaqaale uhelidda buundadan. Waxaana kutalinlahaa inaan dadka aaggaa daga kaliya lagu eegan ee dhammaan laga qaybqaato.

𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥.

Address

Fik
Harerge

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fik zone posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share