Mahad Nasir

Mahad Nasir Humaniterian expert,
"Committed to Delivering Sustainable Solutions for Communities in Need 🌍"

19/07/2025

Fariidii raxma yar ahayd

18/07/2025

Ma waxaa jirta gacan shisheeye oo dabada kariixaysa khiaafka culimada soomaaliyeed soo kala dhaxgalay ?

15/07/2025

Hadhaafine dhagayso

04/07/2025

Shidaalka deegaanka iyo waraysigii jaamac gallad

27/06/2025

Jimcuhu waa maalin khayr ku astaysan

19/06/2025

AUN sooraan wuxu bari h**e riwaayad ahaan ujilay oo hadda taagan

Putin, ayaa si rasmi ah u billaabay dhex dhexaadinta   Iran iyo Israa’11l si loo joojiyo dagaalka labada dhinac oo u muu...
15/06/2025

Putin, ayaa si rasmi ah u billaabay dhex dhexaadinta Iran iyo Israa’11l si loo joojiyo dagaalka labada dhinac oo u muuqda inuu khadka ka baxayo, sida u sheegay Kirill Dmitriev , oo ah ergayga gaarka ah ee Putin.
Xigasho

Bartilmaameedyada ay Iran beegsanayso waa Tell Viv iyo Haifa.Sida warbaahintu sheegtay 8 qof ayaa ku dhimatay gantaalada...
15/06/2025

Bartilmaameedyada ay Iran beegsanayso waa Tell Viv iyo Haifa.
Sida warbaahintu sheegtay 8 qof ayaa ku dhimatay gantaalada Iran ku tuurayso Isra1l, wayna ka badnaaan karaan.
Iran ayada warbaahinteeda ayaa sheegtay inay ka dhimatay 80 qof, halka ay 800 ka dhaawacantay, waxaana ku jira 20 caruur ah.
Saaka burbur xoog leh ayay warbaahintu ka tabinaysaa meelihii ay ku dheceen gantaalada Iran.
Dhismayaasha qaar waxaa lugu la yahay dad fara badan.
Meelaha ay weerartay Iran, waxaa la arkayay dad aan dharwadan oo baxsanaya isla markaasna cagaha waxka dayay.
Waxaa lugu waramayaa in magaalada Haifa ay Iran ka gaysatay burbur xoog leh.
Xigasho wariye Atoosh

11/06/2025

Sheekh dr khadar allaha barakeeye waa fariid

Jeneral Maxamed Saciid Xirsi Morgan ayaa kugeeriyooday isbitaal kuyaala Nairobi, Ilaahay ha u naxariisto marxuumka.Morga...
28/05/2025

Jeneral Maxamed Saciid Xirsi Morgan ayaa kugeeriyooday isbitaal kuyaala Nairobi, Ilaahay ha u naxariisto marxuumka.

Morgan waxuu kamid ahaa saraakiishii meleteriga Soomaaliya ugu caansanayd. Mudadan dambe waxuu kunoolaa magaalada Garowe.

Soddon iyo afar 34 sano ayaa laga joogaa markii ay Somaliland kudhawaaqday gooni-isutaaga. Maanta waa maalin kale oo lax...
18/05/2025

Soddon iyo afar 34 sano ayaa laga joogaa markii ay Somaliland kudhawaaqday gooni-isutaaga. Maanta waa maalin kale oo laxusayo, go’aankii berigaas lagaaray.

Walow aysan aqoonsi helin, hadana
Somaliland waxaa maanta u taaggan shan tiir oo aas-aas u ay haykalka dowladnimada.

1-Amni lagu tanaaday

2-Dimoqraadiyada qori isu-dhiib ah oo sanduuq lagu kalabaxayay sanado badan.

3-Garsoor sal iyo baar dhisan, oo fidmadii bani’aadamka kalahaya.

4-Dhaqaale jaango’oan oo shilin ilaa shixnadii markabka saaran laga warqabo.

5-Dastuur aan mala’awaal ahayn, oo dhab ahaan u jira, dhaqankiisuna uu yahay mid uusan qof gaar ah dhooqayn karrin.

17/05/2025

Sheekh xassaan ma gabado

Address

Jijiga

Telephone

+251915065096

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Nasir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mahad Nasir:

Share