SARAR TV

SARAR TV Sarar TV is a modern media channel dedicated to delivering accurate news, high-quality programs, and engaging entertainment to the community.

We focus on providing verified information, raising social awareness, and showcasing Somali culture and arts

 Magacabis cusub degmada
26/03/2026



Magacabis cusub degmada

20/03/2026
DEG-DEG Degmada Celkari ee Gobolka afdheer ayaa laga xaqiijiyay in ay barri tahay soon madaama laga wayay  Dhalashada Bi...
18/03/2026

DEG-DEG Degmada Celkari ee Gobolka afdheer ayaa laga xaqiijiyay in ay barri tahay soon madaama laga wayay Dhalashada Bisha-Shuwaal๐ŸŒ™โŒ๏ธ

Vote ๐Ÿ—ณ
17/03/2026

Vote ๐Ÿ—ณ

Dumarku janaaso ma ku tukankaraaan?  TV
13/03/2026

Dumarku janaaso ma ku tukankaraaan?

TV

 Ciidamada ilaalada kacaanka iiraan ayaa shuruud ku xiray wadamada doonaya in ay maraan marin biyoodka muhiimka ah ee Ho...
10/03/2026


Ciidamada ilaalada kacaanka iiraan ayaa shuruud ku xiray wadamada doonaya in ay maraan marin biyoodka muhiimka ah ee Hormoz.

Bayaan ay soo saareen ayay lagu sheegay: โ€œWadanka Carbeed ama Yurub ee ka erya safiirrada Israel iyo Mareykanka dhulkiisa, wuxuu heli doonaa awood buuxda iyo xorriyad buuxda oo uu ku mari karo Strait of Hormuz.โ€

Iiraan ayaa horey ugu dhawaaqday in ay xireen marin biyoodka Hormuz ayna beegsanayaan maraakiibta marta.

 Trump oo shaaciyay dalalka xiga bartilmaamedka iran kadib
09/03/2026


Trump oo shaaciyay dalalka xiga bartilmaamedka iran kadib

 Mohammed Baharoon, oo ah Agaasimaha machadka daraasadka siyaasadda ee Dubai ayaa sheegay in marka Imaaradka la eego la ...
09/03/2026


Mohammed Baharoon, oo ah Agaasimaha machadka daraasadka siyaasadda ee Dubai ayaa sheegay in marka Imaaradka la eego la arkayo dhismayaal qurxoon, gaadiid qaali ah iyo nolol raaxo ah, hadana marka la eego difaaca dalku uusan ahayn mid awooda inuu Milatari ahaan is caabbiyo.
Wuxuu dhaliilay awoodda difaac ee Imaaradka, isagoo xusay in quruxda daarraha iyo nolasha taalla aysan ahayn mid is qaadanaya

  -DEGCali Buux Fariid, oo ahaa Aabe waayel ah ayuu Tareenku ku jiidhay Degmada Afdem ee gobalka Siti. Aabahan ma ahayn ...
09/03/2026


-DEG

Cali Buux Fariid, oo ahaa Aabe waayel ah ayuu Tareenku ku jiidhay Degmada Afdem ee gobalka Siti. Aabahan ma ahayn mid bax-baxa, maanta ayuu murraad yeeshay. Jabaqdana ma maqlo si fiican. Dhacdooyinka noocana ee Tareenka ku soo noq-noqday waxay ahayd in xal laga gaadho.

Alle ha u naxariisto.

 ISRL, iyo Maraykanka ayaa duqaymo aad u culus u gaystay xarrunta kaydka Shidalka ee I!ran. Waxaa xarruntan u dhawayd go...
08/03/2026


ISRL, iyo Maraykanka ayaa duqaymo aad u culus u gaystay xarrunta kaydka Shidalka ee I!ran. Waxaa xarruntan u dhawayd goobtii sifeynta. Waxaa la arkayay muuqalka dab aad wayn oo ka kacaya.

I!ran, ayaa iyaduna sheegtay in ay ka jawaaben dhacdadan lagu beegsaday kaabayasha dhaqaalle. Warbaginnada Rutears iyo AFP, ayaa tabiyay in I!ran sheegtay duqaymo ay u geysatay xarruntii Sifeynta shidaalka ee Haifa-ISRL.

Horreyn goobo badan oo tamarta ayaa gobalka la beegsaday. Waxaa tallaaboyinkan laga filan karaa in shidaalka qiimahidu kordho si ka badan intii la odorosayay.

  ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท  oo beegsaty xafiiska netanyahu.....Ka Akari qeybta faalada (comments)asagoo dhameystiran
02/03/2026


๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท oo beegsaty xafiiska netanyahu.....
Ka Akari qeybta faalada (comments)asagoo dhameystiran

๐ŸŽ‰ Just completed level 3 and I'm so excited to continue growing as a creator on Facebook!
02/03/2026

๐ŸŽ‰ Just completed level 3 and I'm so excited to continue growing as a creator on Facebook!

Address

Mamaroney
Jigjiga

Telephone

+251906670068

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SARAR TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SARAR TV:

Share

Category