23/11/2025
...................... .....................
Tani waa Taarikh u qoron sadexdii maayir ee u kala danbeeyay
Degdmada Borama oo mid walba waxba lagu xasuusto ka tagay................................................................................
Mohamed Warsame
1. Soo iibintii Qalabka wadooyinka ee oo Hanti. dawlada hoose leedahay ah
2.Taalada Astaan gobolka Aqoonta ee Buuga ...............................................................................
Mustafe Farah Qabile
1. Samayntii wadada halbolaha iyo biyo mareen ka loo aayay ee
ilaaliyay wado in badan burburi jirtay
2.maamul daadajintii Afarta degmo ee borama Xafiisyadooda iyo
Gudoomiyaashooda................................................................................
Mahmoud
1. Ishaarooyinka oo markii ugu horaysay ee Boarama laga
Sameeyo ah oo gabo gabo ah.
2. Taalada Astaanta Halgamagii Islamka Ee Imaan Ahmed Ibrahim
ALGazhi(Ahmed gurey)
3. Wadooyinkii ugu badnaa ee abid hal mar lawada sameeyo oo Tariikhda
mayirkan u galaysa.
4. Iftiimintii Wadooyinkii ugu badnaa ee borama oo socota...................................................................................
Isku wado duubo waxa calanka u sida kasow bilow 1991 ilaa maanta 2025 intii maayir ee degmada soo maray Halka waxqabadka Mayir Mahmoud Sheekh Kuwo Kanbeeyana waan jeclanahay inay ka sii badiyaan waxqabadka lkn Allah og laminate gaadhin. Wixii aan ka tagayna bila,aadam baan ahaye way idiinku jiraan Taarikhda ...................................................................................
Mayir Mahmoud Sheekh sidaa u faraxsantahay Borama u faraxsan tahay mahadsanid.
Reer Awdal Real Page 💙 Awdal State Movement - A.S.M
Saxafi Wacays Yare MM Somali TV Hay'adda Dhawrista Tayada JSL, Somaliland Quality Control Commission