Mahamed Adow

Mahamed Adow NABI MUHAMED IGULA SALI WLL SCW

sida la sheegayo waaye
08/09/2025

sida la sheegayo waaye

08/09/2025
sheekha ayaa sidan yidhi
08/09/2025

sheekha ayaa sidan yidhi

Gabi ahaanba waxa madoow dayaxa waxa laga arkayaa wadamada caalamka qarkood
07/09/2025

Gabi ahaanba waxa madoow dayaxa waxa laga arkayaa wadamada caalamka qarkood

DAYAXA AYAA CAAWA MADOOBAN DOONA ABAARO 8:00 HABEENIMO GEESKA AFRIKA FUUL MOON SAD UTAQAANO GABI AHAANBA WUU MADOOBAN DO...
07/09/2025

DAYAXA AYAA CAAWA MADOOBAN DOONA ABAARO 8:00 HABEENIMO GEESKA AFRIKA FUUL MOON SAD UTAQAANO GABI AHAANBA WUU MADOOBAN DONAA SALADA CISHE KA BACDI

ILLAAHAYOOW NOO SAHAL UMUURAHA YAA RABI

07/09/2025

HALKANI WAA MAGAALADA JIGJIGA BAR TAMAHEEDA WALIBA SAD UTAQANAN TAALADA SAYIDKA
WAXAN HALKAN KALA HADLAYAA MADAXA TARAAFIKADA

1 XAQMIYAA IN BAJAJYADA MAGAALADA QAYBNA SHAQAYSATO QAYBANA XIDHNAATO IYAGOON WAXBA BIIN
PLEASE DULMIGA HALA DAAYO 😢

2 WIILKII DHIBKA GAYSTAY WAA IN LA XIDHAA LANA MARSIIYA WIXII SHARCIGU DHIGO LKN BAJAAJ KAYDA YAR YAR EE MASAAKIINTA AH MAAHA IN LA XIDH XIDHO

WAXAN OOGU BAQAYAA MADAXA TARAAFIKADA HEER DEGAAN IYO KUWA U XILSAARAN INAY ILAALIYAAN WADOOYINKA MAGAALADA PLEASE 🙏 XAD GUDUBKU MA FIICNO GABO GABO IYO GUNAANAD DHALINYARADA HALLA SHIRIYO WAXNA HALOO SHEEGO

Waxa nasoo gaadhaysa hadal haynta wiilka yar ee dillay damaclihii rabay inuu shaadhka ugu hanjabo 1 gabadhu way ku qalda...
07/09/2025

Waxa nasoo gaadhaysa hadal haynta wiilka yar ee dillay damaclihii rabay inuu shaadhka ugu hanjabo

1 gabadhu way ku qaldanayd wayna ku saxnayd waayo hadii ay la disho waxay noqon lahayd dambiilay waayo gabadhu shaqadeeda maaha inay arkariga wax dilayaba ay la disho ee waa inay shaqadeeda maalinlaha ah gasho waayo iyadu waxba kamay dhaxay wiilka yar ee waxay wax ka dhexeyeen labada wiil

Soo gudub
2 hadaad kamid thy shacabka kunool magaalada jig jiga seed u aragtaa inaa la xukumo wiilka yar ee gacantiisa ku ciil baxay rabana inay xidho waayo

3.Gabadha askariyadaa maxad ku qiyaasi lahayd go.aankeda adag waayo iyadu waxay ogaatay inay dirayska u xidhatay shacabkeeda ee ayna uxidhan inay kula dagaalanto wyo waa askariyad utaagan inay illaaliso shacabka

MAXAAD KA ODHANAYSAAN ARINKAAN GABADHA HALASIIDAYO MISE HALA XIDHO OGOW GABADHU WAXAY GARATAY INAY SHARCI JIRO

kuwani waxay usoo qalin jabiyeen inay shacabka dhacaan una gaystaan dhibaato waxaa kaloo nasoo gaadhaya inay gabdhaha ma...
07/09/2025

kuwani waxay usoo qalin jabiyeen inay shacabka dhacaan una gaystaan dhibaato

waxaa kaloo nasoo gaadhaya inay gabdhaha maqaaxiyaha ka shaqaysta ay dhibaan iyagoo raba inay shaaha iyo cuntada billaash kaga cunan

06/09/2025

baadhitaan aan sameeyay waxan ogaaday inuu askarigu shaadhka ugu hanjabay bajaajle maskiina oo shaqadiisa maalinlaha ku jiray

waxan kaloon ogaanay askartu inay ka siman yihiin sidan

1 inay ka qataan lacago guna ah hadii kle ay ugu hanjabaan inay xaraynayaan hadii kalena uu isku furto lacag guna ah
2 inay jirto xero lacagaha la iskaga qaado oo ay iyagu leyihiin
3 inay dadka ay garanayaan siidayaan kayna garanayna ay ka qadaan guno hadii kalena dusho ay ka saran eed uuna lahayn

Address

Mohamed Adow
Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahamed Adow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share