Nolol News

Nolol News We welcome

"8-2! ๐Ÿ‘Š๐Ÿฝ Ma ahan nasiib, waa dadaal iyo karti. Gabadha Qaranka oo maanta Sudan ku xasuuqay garoonka. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดWaa xilligii la a...
17/06/2026

"8-2! ๐Ÿ‘Š๐Ÿฝ Ma ahan nasiib, waa dadaal iyo karti. Gabadha Qaranka oo maanta Sudan ku xasuuqay garoonka. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Waa xilligii la aqbali lahaa in gabdhaha Soomaaliyeed ay booskooda ka qaadanayaan masraxa ciyaaraha caalamiga ah. Hambalyo geesiyaasha qaranka! ๐Ÿ˜Žโšฝ๏ธ

17/06/2026

ducada xiliga kurbada walalka walaaca sida irbada kugu taganyhy

17/06/2026

ducada xiliga adunyadu kugu adkado la akhristo

17/06/2026

ducada xiliga kurabadu kuhayso

24/05/2026
27/04/2026

Taageerayaasha Xisbiga Barwaaqo ee magaalada Jigjiga ayaa sameeyay isu soo bax ay ku muujinayaan taageeradooda, waxaana ka qaybgalay hogaaminta Xisbiga Barwaaqo ee laanta Deegaanka Soomaalida

19/04/2026

Ina iley deegaanka wuxuu baray dhaqan xumo xasuuq iyo bahdilaad Xitaa wuxuu ismudayay inuu sameeyo dabargoynta diinta islaamka oo tiir adag ah oon lajib karin iyo ladagaalanka dhaqanka !! Igadaaya ina iley mid maahee haduu ruux yahay wuu xishoon lahaaye

19/04/2026

Madaxwaynaha DDS Mustafa Omer


wuxuu modayaa in madaxyada dadka somaliyed lagu noqdo ethiopia dadka oo laxidho la uus xabaalo oo lalaayo lagu manqodo ethiopiayan

19/04/2026

Madaxwaynaha DDS Mustafa Omer


wuxuu modayaa in madaxyada dadka somaliyed lagu noqdo ethiopia dadka oo laxidho la uus xabaalo oo lalaayo lagu manqodo ethiopiayan
Waa danbiile gaystay xasuuq waa in sharciga la horkeeno

Address

Www. Fcbnololnews. Com
Jijiga
NOLOL

Telephone

+251928464180

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nolol News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nolol News:

Shortcuts

Share