Global Somali Tv

Global Somali Tv Global Somali TV — where your voice is heard, and your stories are shared.

Global Somali TV is a dynamic broadcasting platform dedicated to delivering the latest news, events, and cultural insights from the Somali Regional States and the world.

28/08/2026

Beerta Jaceylka Magaalada Dhagaxbuur – Meel Qurux Badan oo Mudan Inaad Booqato!.

Wariye Rays Ugaas.

Xarumaha MESOB oo Loo Diyaarinayo Adeegyo Dijitaal ah oo Casri ah
27/08/2026

Xarumaha MESOB oo Loo Diyaarinayo Adeegyo Dijitaal ah oo Casri ah

27/08/2026

Gudiga ganacsatada xaafada islii oo go'aan culus kasoo saaray banaanbaxyada beri & suuqa beri hadii uu shaqeynayo ?

Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DDS ayaa subaxnimadii h**e ee saaka soo diyaariyay wareegiii 3aad ee Jimicsi wadaree...
27/08/2026

Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DDS ayaa subaxnimadii h**e ee saaka soo diyaariyay wareegiii 3aad ee Jimicsi wadareedka oo qayb ka ah barnaamijka tabarucaadka bilaha xagaaga.

Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay kulanwaynihii Kobcinta awooda fulineed iyo Dajinta Jihada Horumarineed ee hogaaminta kum...
26/08/2026

Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay kulanwaynihii Kobcinta awooda fulineed iyo Dajinta Jihada Horumarineed ee hogaaminta kumeel-gaadhka ah ee Maamul Magaalooyinka cusub iyo Degmooyinka cusub ee DDS.

26/08/2026

Dareenka Qaar ka Mid ah Ka-Qaybgalayaashii Bandhigga Buugga Hiil Shacab.

26/08/2026

Duqa Magaalada Dhagaxbuur, Mudane Cabdixakim Macallin, oo GSTV Wareysi Siiyay Kana Warbixiyay Waxqabadka iyo Horumarrada Istaraatiijiyadeed ee Magaalada Sanadkii 2018.

Wariye Rays Ugaas
Global Somali Tv

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 2-aad ee Golaha Fulinta DDS ee Sannad...
26/08/2026

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa shir-guddoomiyay Kal-fadhiga 2-aad ee Golaha Fulinta DDS ee Sannad-Miisaaniyaddeedka 2019 T.I. Ajandayaasha horyaallay Golaha ayaa ka koobnaa afar (4) qodob oo kala ah:

1. Warbixinta arrimaha Wadatashiga Qaran; Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa Golaha warbixin guud ka siiyay xaaladda guud ee dalka iyo tan deegaanka, gaar ahaan arrimaha la xidhiidha wadatashiga qaran iyo doorka Deegaanka Soomaalida.

2. Hirgelinta talo-bixintii Golaha Xildhibaannada ee Miisaaniyadda 2019 T.I;Goluhu wuxuu ka arrinsaday, isla markaana ansixiyay hirgelinta talooyinkii iyo go’aamadii Golaha Xildhibaannada ee la xidhiidhay Miisaaniyadda sannadka 2019 T.I., si waafaqsan mudnaanta horumarineed iyo baahiyaha bulshada deegaanka.

3. Dhismaha Golaha Dib-u-habaynta Beeraha; Goluhu wuxa uu ansixiyay dhismaha Golaha Dib-u-habaynta Beeraha, kaas oo la filayo inuu door muhiim ah ka qaato dardargelinta isbeddelka iyo casriyeynta wax-soo-saarka beeraha.

4. Ansixinta koodh-u-samaynta dhismaha Cusbitaalka Qabribayax, oo qaybo cusub lagu darayo; Goluhu wuxuu sidoo kale ansixiyay koodh-u-samaynta balaadhinta Cusbitaalka Qabribayax, taas oo qayb ka ah diyaarinta iyo hirgelinta adeeg caafimaad oo muhiim u ah bulshada ku nool magaalada Qabribayax iyo nawaaxigeeda.

Global Somali Tv

26/08/2026

Hiil Shacab: Qisooyinka iyo Dhacdooyinka Buugga Ku Duugan, Ujeeddada Loo Ururiyey iyo Aragtida Tafatiraha Buugga oo Wareysi Gaar ah Siiyey GSTV.


Global Somali Tv

26/08/2026

Ka Qaybgalayaasha Bandhigga Buugga HIIL-SHACAB: “Dhallinyaradu Ha Ku Daydaan Qoraaga iyo Waxqabadkiisa Bulshada”.

Global Somali Tv

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Global Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Global Somali Tv:

Shortcuts

Share