Maalik Multimedia & Film production

Maalik Multimedia & Film production Hello.

I have been working as a Video Editor, Colorist and Cinematographer for over years, and I have an extensive experience in softwares like: Premiere Pro, After Effects and Photoshop. I can help you with the editing of: wedding videos, song video KU SOO DHAWOW WALL (" MAALIK HD ") ADUU KU FARAX SAN INAAN SI HABSAMILEH KUUGU QABANO ADEEGYADA
AROOSYADA
XAFLADAHA
QAADISTA SAWIRADA DIBADA
IYO WAX

WALBA OO LA XIDHIIDHA

VIDEO PRODUCTION & PHOTO DIGITAL

WIXII FAAH FAAHINA NAGALA SOO XIDHIIDH

TELL : +251938889490 JIJIGA ETHIOPIA DDS

https://www.facebook.com/profile.php?id=100076930760266&mibextid=ZbWKwL

TACSI TIIRAANYO LEH..!Bahda Maalik Multimedia & Film production waxey tacsi udirayaan  ilaahay naxariistii janno ha siiy...
12/09/2025

TACSI TIIRAANYO LEH..!

Bahda Maalik Multimedia & Film production waxey tacsi udirayaan ilaahay naxariistii janno ha siiyee waxay saaka tiisii noqotay Fanaan Muuse Gaas Faatax oo maalmahanba ku xanuunsanaa dhakhtarka wayn ee magaalada Jigjiga ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu jannooyinkiisa ku macsuuma ehelka iyo ummaddana Allaha qalbiga uga reebo..!

Highlight

๐ŸŒดDhaxal Reebka Cagaaran ee Sanadkan oo Laga Hirgeliyay Biyo-xidheenka Grand Renaissance Dam  Maalik Multimedia & Film pr...
09/09/2025

๐ŸŒดDhaxal Reebka Cagaaran ee Sanadkan oo Laga Hirgeliyay Biyo-xidheenka Grand Renaissance Dam

Maalik Multimedia & Film production

Muqaalkan Halka Guji Kana Daawo HARTA-SHEEKHA iyo soodhaweynta heesta loo qaadey ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ
06/09/2025

Muqaalkan Halka Guji Kana Daawo

HARTA-SHEEKHA iyo soodhaweynta heesta loo qaadey ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ

Please subscribe our channel / and shareExperience the vibrant energy of a community gathering with captivating *traditional dance* performan...

Munaasabad hordhac u ah Xuska Maalinta Adkaysiga ee 1-da bisha baagume oo dalka laga xusi doono ayaa loo asteeyay Maalin...
05/09/2025

Munaasabad hordhac u ah Xuska Maalinta Adkaysiga ee 1-da bisha baagume oo dalka laga xusi doono ayaa loo asteeyay Maalinta Adkaysiga oo hal ku dhag looga dhigay "Midnimadu waa dammaanada adkaysigeena".

Maalinta Adkaysiga oo loo asteeyay bahda nabadgalyada dalka ayay si hordhac ah bahda nabadgalyada Deegaanka oo ay weheliyaan ciidanka booliska federaalku ay socdaal kusoo mareen jidadka halbawlaha ah ee magaalada Jigjiga.

1-da bish baagume ee Maalinta Adkaysiga oo maalinta barri ah la xusi doono ayaa lagu soo bandhigi doonaa guulihii ay soo hooyeen hay'adaha nabadgalyada taynta iyo Dib u habaynta lagu sameeyay hay'adaha amniga iyo jihooyinka wanaagsan ee ay u socdaan mustaqbalka.

5-ta cisho ee bisha baagume oo maalinta barri ah ka billaabmi doonta ayaa dalka oo dhan la qorsheeyay in maalinba mawduuc gaar ah lagu xusi doono.

Maalik Multimedia & Film production

02/09/2025

MADAXWEYNE Mustafa Omer HIRO OFF LAND

Maalik Multimedia & Film production

01/09/2025

MAAMULKA MAGAALADA HARTA-SHEEKHA IYO MUQAAL KA TURJUMAYA

Maalik Multimedia & Film production

DUSHA SARE EE MAAMULKA MAGAALADA TOG-WAJAALEEE GOBOLKA FAAFANMaalik Multimedia & Film production
01/09/2025

DUSHA SARE EE MAAMULKA MAGAALADA TOG-WAJAALE

EE GOBOLKA FAAFAN

Maalik Multimedia & Film production

DEGMADA CUSUB EE BIYADA EE GOBOLKA FAAFANMaalik Multimedia & Film production
31/08/2025

DEGMADA CUSUB EE BIYADA

EE GOBOLKA FAAFAN

Maalik Multimedia & Film production

congratulations your excellency president Mustafa Omer Maalik Multimedia & Film production
30/08/2025

congratulations your excellency president Mustafa Omer

Maalik Multimedia & Film production

DOORASHADII KA SOCOTEY MAAMULKA KHAATUMO AYAA WAXAA LAGU DOORTEY MADAXWEYNE IYO KUXIGEENKIISA  Mudane Cabdiqaadir Axmed ...
30/08/2025

DOORASHADII KA SOCOTEY MAAMULKA KHAATUMO AYAA WAXAA LAGU DOORTEY MADAXWEYNE IYO KUXIGEENKIISA Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Maalik Multimedia & Film production

Address

Somali Region JiJiga 13 New
Jijiga
NO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maalik Multimedia & Film production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maalik Multimedia & Film production:

Share