Somali News TV

Somali News TV 📺

Khadar Nani oo ku guuleystay Abaal-marinta  Best Player of the Tournement.
11/11/2025

Khadar Nani oo ku guuleystay Abaal-marinta Best Player of the Tournement.

DEG DEG:Jakob Frey ayaa ku guulaystay Duqa Magaalada Minneapolis
05/11/2025

DEG DEG:

Jakob Frey ayaa ku guulaystay Duqa Magaalada Minneapolis

WAR DEG DEG AHDowlada Canada 🇨🇦 ayaa aqoonsatay Falastiin 🇵🇸
21/09/2025

WAR DEG DEG AH

Dowlada Canada 🇨🇦 ayaa aqoonsatay Falastiin 🇵🇸

Arin foolxun oo ka dhacday Degmada Garbo ee Gobolka NogobNinkan dhalinyarada ah oo geel la jooga ayay 6 nin isugu tageen...
12/09/2025

Arin foolxun oo ka dhacday Degmada Garbo ee Gobolka Nogob

Ninkan dhalinyarada ah oo geel la jooga ayay 6 nin isugu tageen, waxayna u dileen si arxan daro ah. Sida sawirada ka muuqata wiilka waxaa ku yaalo dhaawacyo madaxa ah oo halis ah iyo jabniin gacanta ah. Nimankan falka gaystay ayaa ilaa hada la garanaynin sababta ay u dileen wiilka.

Arinka layaabka leh ayaa ah in ilaa hada oo isbuuc ka soo wareegtay dhacdadani aan cidna loo soo qabanin iyadoo dadkii falka gaystay ay joogaan. Wuxuu gaabis ka jiraa dhinaca Maamulka Gobolka Nogob iyo kan Degmada Garbo. Wiilka iyo ehelkiisa ayaan ilaa hada cadaalad helin.

Voss Tv
Madaxtooyada DDS
fans
Highlight
Xafiiska Nabadgalyada DDS/ SRS Security Bureau
Xafiiska Cadaaladda ee DDS

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, isla markaana uu ya...
31/08/2025

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, isla markaana uu yahay xubin kamid ah Maamul Goboleedyada ka jira dalka.

DEG DEG: C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa ku guuleystay Madaxweynaha 5 sanno ee soo socota ee Maamulka Waqooyi Bari....
30/08/2025

DEG DEG: C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa ku guuleystay Madaxweynaha 5 sanno ee soo socota ee Maamulka Waqooyi Bari. Waxaa u tanaasulay Musharaxii wareega labaad u gudbay C/risaaq Khaliif Axmed.

Waxaa sidoo kale la rajaynayaa inuu Madaxweyne kuxigeenka qaadan doono C/rashiid Yuusuf Jibriil Abwaan oo madaxweynaha la doortay ku dhinac ah

Doorashada shir gudoonka golaha wakiilada Dowlada Waqooyi Bari ayaa maanta Laascaanood ka dhacday, waxaa si rasmi loogu ...
23/08/2025

Doorashada shir gudoonka golaha wakiilada Dowlada Waqooyi Bari ayaa maanta Laascaanood ka dhacday, waxaa si rasmi loogu doortay xubnahan

1. Dr. Adan Cabdulaahi Aw Xasan — Hawiye, Habargidir, Fiqi Shini
2. Amran Axmed Xasan — Warsangeli, Dubays
3. Cabdiqaadir Jaamac Warsame — Madhibaan

Xubnaha Cusub ee la magacaabay 1. Hantidhowrka Guud: Mudane Maxamuud Yuusuf Macallin (Gobolka Doolo)2. Madaxa Xafiiska D...
13/08/2025

Xubnaha Cusub ee la magacaabay

1. Hantidhowrka Guud: Mudane Maxamuud Yuusuf Macallin (Gobolka Doolo)

2. Madaxa Xafiiska Dakhliga: Mudane Muxyadiin Cabdi Faarax (Gobolka Jarar)

3. Kuxigeenka Xafiiska Maaliyadda: Mudane Cabdiraxmaan Salaad (Qobolka Qoraxay)

4. Kuxigeenka Xafiiska Maaliyadda: Mudane Maxamed Cabdi Baarax (Gobolka Nogob)

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali News TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali News TV:

Share