13/06/2024
Xajka iyo sannadkan!
Dawladda Sacuudiga oo haysa shaqada ugu balaaran ee duni laga qabto ayaa diyaarisay.
1- 25,000 Kun oo Askari oo amniga sugaya
2- 40,000 Shaqaale Mutadawiciib ah.
3- 35,000 oo Busas Xujeyda qaadaya ah.
4- 29,000 kun oo ah Xirfadlayaal tayo sare oo caafimaadka ah.
5- 53,000kun oo Enijineero iyo shaqaale gaar ah.
6- 264 xarumo gurmad deg deg ah (Ambulance service).
7- 2,500 xaruno daaweyn iyo daawo bixin deg deg ah.
8- 28 Isbitaal oo waa weyn.
9- 124 rugumo caafimaad (Clinic).
10- 203 Kooxo Caafimaad oo guurguura.
11- Daaweyn Bilaa lacag ah oo degdegsan
12- Cuntooyin iyo Cabitaano jidadka Mina ilaa Arafa.
Waa shaqo aad u balaaran, oo Boqortooyada Sacuudiga ay u diyaarisay martida Allaah oo ah marti mida ugu qaalisan ee la soo dhaweeyo.
Cimiladu, waxay berri gaari doontaa sida la saadaalinayo 48 ÂșC, sida ay sheegtay wasaaradda Caafimaadka Saudiga oo kutalisay cabida 2litir biyaa in ka badan iyo adeegsiga Dalado.
Xigasho wariye Farah Abdulkadir Mohamed.