Samataliye

Samataliye لعل البلاء الذي لا تحبه يقودك الى قدر لا تحلم به

Commentiyada nagu difaaca oo mal-mal ku shida…..cajiib!!Jadiidiyo markii dadku ku baraarugeen shartooda iyo fidnada ay u...
18/06/2026

Commentiyada nagu difaaca oo mal-mal ku shida…..cajiib!!

Jadiidiyo markii dadku ku baraarugeen shartooda iyo fidnada ay umada islamka ku dhex faafinayaan ,iyaguna arkeen in dadkii dhinac uga soo wada jeed-saday waxay ka maraysaa inay idhaahdaan comment-tiyada inagu difaaca…cajiib
Ninka midigta xiga hadalkiisa waxa ka mid ahaa “in barbaraawi la difaaco lagana difaaco waxa uu ugu yeedhay tak-fiiriyiin.
Hada Cida uu tak-fiiriyiinta uu ku sheegayaa waa dadka muslimka ah ee shartooda fahmaye
Cidan barbaraawi haysataa maxay u qabsan waayeen sheikh mustafe x-ismail haaruun?
Halkaas waxa kaaga cadaanaysa inay jirto waxyaabo uu sameeyay barbaraawi oo u gaara oo lagu haysto
Barbaraawi— waa ninkii yidhi dagaalka yahuuda layskaga caabinayo waa fitno mana banaana dadkuna ha sabraan intay awood yeelanayaan …cajiib
Waa hadal u dhigan iska fadhiya madaxa hala indinka garaaco kiina wax iska caabiyana fitno ayuu wadaa .
Ninka hadalka noocaas ah yidhi ayaa la doonayaa in lagu difaaco hadalkiisa qadafka ah
Nin sidaa u fikiraya qofka comment ka difaacaya isagaaba ka sii maan-gaabsan walhi

Alleh mahad-leh

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samataliye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share