Qolka taageerada Dagmada haroorays

Qolka taageerada Dagmada haroorays Rays gruops

06/03/2024

Marwalba waxaan iswaydiiyaa jidwaaq maynan waxbaran oo aynaan kufikirin inay dadkooda matalaan oo ay madax wayne kanoqdaan deegaanka misa waxay rabaan inay hoos jooga yaal uun ahaadaan anuu fahmi waaye

12/09/2022

𝕄𝕦𝕦𝕛𝕚𝕪𝕒 𝕞𝕒𝕘𝕒𝕔𝕒 𝕤𝕠𝕠𝕞𝕒𝕒𝕝𝕚 𝕟𝕚𝕞𝕠

ahaw halyeey cusub oo daadihiya qalbiyo wanaagsan marnaba ha caadaysan in aad hogaamiso qalbiyo gubtay mar walba hamigaa...
19/05/2022

ahaw halyeey cusub oo daadihiya qalbiyo wanaagsan marnaba ha caadaysan in aad hogaamiso qalbiyo gubtay mar walba hamigaaga iyo damacaagu ha ahaado meel sare

24/09/2021

Maal muhu waa wada farxad jawigu waa wada jacayl aduunku waa wada qiso

Aduunku waa wadada farxad laakiin marwalba farxadaasi mid siijiraysa maaha waayo shalay hadaad faraxsanayd mid ayaa muru...
23/09/2021

Aduunku waa wadada farxad laakiin marwalba farxadaasi mid siijiraysa maaha waayo shalay hadaad faraxsanayd mid ayaa murugausnaaa noloshuna hadaynayn lahayn murugo iyo farxad is bedela maxaan mayeelateen farxadana waala samaystaa wa aayar iska timaada maaha marwalba kadhiidhi wixii xumaan kuu keenaaya laakiin haday murugo kuhayso dhoola cadayn kudhaaf qayrkaa oo naftaada kalsoonigali oo sirtaada halawadaagin qayrkaa sababtoo ah inay niyad jab kuu keenayaan kafilo

Garaadada horoorays ee cadawga neceb iyo geesi jidwaaqaan ahay
19/05/2021

Garaadada horoorays ee cadawga neceb iyo geesi jidwaaqaan ahay

Address

None
Jijiga
HAROORAYS

Telephone

+251949890073

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qolka taageerada Dagmada haroorays posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qolka taageerada Dagmada haroorays:

Share

Category