Shed-dher media group

Shed-dher media group Waxaa ka madnuuc ah cayda shaqsiyaadka iyo midab takoorka bini,aadamka

04/08/2025

Wariye Kadar M ismail Ma jirto wax qalad ah oo u Sameeyay SRTV Somali wuxu u taagan inuu Soo gudbiyo Codka Shacabka lkn Waxa Qaldan waa Xukumada aan dhagaysanayn Cabashada shacab isla iyada ka tirsanaya Cadaalad Darro!

Maamul wanaaga iyo hanaanka dawliga ayay ka mid tahay in bulshada tabashadooda degdeg looga jawaabo!

Lkn Bulsho codkooga nabad kusoo gudbisatay Waxa dhibsan kari waa Mamul aan lahayn cadcadaan iyo isla xisaabtan sax ah.

12/05/2024

Maxaa ka jira madarasadii waqafka magalada sheed dheer ay ula baxeen caruur agoon ah iyagoo aabahood u bixiyay kuna dhisay lacag ay dar ilaahay ula baxeen iyagoo maalgalinta barayaasha iyo qarashka kubaxaya iyagu dabara hadana lacag laga qaado caruurta danyarta ah ee dhigata madarasaadaas oo lagu barto cilmiga diiniga ah cida musuq maasuqaas samaynaysa waxaan lawadaagaynaa dhawaan muuqalo kahadlaya arintaas oo shacabka reer sheed dheer lawadageen bahda Shed-dher media group dhawaan fisha

10/05/2024

Waxaan salaamayaa asxaabtii ku taxnayd pagekeena Shed-dher media group oo aanu mudo kukala maqnayn bar kulankeenan dhawaana waxaa idiin soo daynaa insha allah wararka naga soo gaadhay degmada awbare iyo magaalooyinkeeda

16/01/2024

Sheeko xigmad badan

Bari ayaa waxaa dhacday abaar saamayn badnay ninkamid ah dadkii abaartu xoolaha ka dhamaysay ayaa waxa uu maalin jimce ah salaada waxana uu kubeegmay tiiyoo xoolo la yabooyahayo loona ururinayo baahi jirtay markaas
kadib waxaa layidhi yaabixiyay neef geela oo alle muraadkiisa sahlaa waxaa gacanta taagay ninkii abaarta ku caydhayboy cabaar markii lawaday ayaa waxaa loo badalay geelii lo,o hadana isagii ayaa gacanta taagay aniga ayuu yidhi
hadana waxaa lagaadhay adhigii waxa isla gacanta taagay ninkii uun lasoo gabagabee lana tukay salaadii jumcaad laga soo dareer culimadii ayaa markii salaadu dhamaatay waxay dhaheen xoolaha mudadaa hala keeeno hana lagu soo hagaajo halkaa kadib ninkii gacantaage ee geela,lo,da ,adhiga ku dhawaaqay waar maxaa keenaa xoolaba malihiye hadaa maxaa wax ugu dhawaaqday wuxuu yidhi hadal aad u xigmad badan waana sidan
(WAXAA AHAA CAYDH JIBOOTAY )

Hadaba Gudoomiyaha degmada Awbare Mustafe Digale waad iska jibootaaye oo waxaa kumadax martay xukunka iyo jacaylka maamul oo waan ognahay waanad ku oydaa oo waadigii Farxaan Nuux ku laagay markuu ku yidhi iscasil kacdoonkii beesheenee goobjoogna waa loo ahaaye maamulkan hadaba aad usoo magacayday sheed dheer waad lajibootoo dib isugu noqo dhiiqaad cagaha kula jirtaaye

20/10/2023
20/10/2023

Ugaaska guud ee Beelaha Samaroon ayaa fariin u diray Korneyl Biixi ''Somaliland dhulkayaga ha nooga baxdo.. Shacabka reer Awdal-na ha diyaar garoobaan..'' | Lasii wadaag saaxiibadaa..

20/10/2023

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shed-dher media group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shed-dher media group:

Share