NABAD GALE MEDIA

NABAD GALE MEDIA Kalasoco wararka caalamka iyo dalka gudihiisaba

17/07/2024

With Voss Tv – I just got recognized as one of their top fans!

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.“ Waxaan mar kale xaqiijineynaa sida ay uga go'an tahay Maraykanka ammaanka Israel ee ...
14/04/2024

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.
“ Waxaan mar kale xaqiijineynaa sida ay uga go'an tahay Maraykanka ammaanka Israel ee la racaalaya hanjabaadaha Iran iyo wakiiladeeda gobolka”

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka ayaa sheegay in weerarka Iran uu gobolka oo dhan geliyey halis ah in uu "qalalaase...
14/04/2024

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka ayaa sheegay in weerarka Iran uu gobolka oo dhan geliyey halis ah in uu "qalalaase galo"

“ Weerarka Iran waxa loo qaabeeyey dhowr marxaladood,marxalad kasta waxa ay noqon doontaa mid ka sii daran ta h**e, iyad...
13/04/2024

“ Weerarka Iran waxa loo qaabeeyey dhowr marxaladood,marxalad kasta waxa ay noqon doontaa mid ka sii daran ta h**e, iyada oo ku xidhan xaaladdu halka ay marayso “

sidaasi waxaa yidhi Saraakiil ka tirsan kacaanka IRAN oo la hadlay wakaaladda wararka Ee Faaris.

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa. Ra...
10/03/2024

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa.

Ramadaan Mubaarak

Musharax madaxwaynaha Dowlad goboleedka putland aya shil baabuur ku geeriyoodayalle ha U naxariisto
19/12/2023

Musharax madaxwaynaha Dowlad goboleedka putland aya shil baabuur ku geeriyooday

alle ha U naxariisto

Cali Axmed: “Isticmaalka saliidda Luxuriant saddex jeer todobaadkii waxa ay badashay muuqaalkeyga”. Haddii aad u baahant...
21/10/2023

Cali Axmed: “Isticmaalka saliidda Luxuriant saddex jeer todobaadkii waxa ay badashay muuqaalkeyga”. Haddii aad u baahantahay saliidda tinta bixisa ee Luxuriant la xiriir Whatsupp Number-kan: +447905472012 . Waxaad ka heleysaa Afrika iyo Yurub dhan.

Askariyadii Israa'iiliga ahayd ee loo qabsaday inay xiriir galmo la sameysay maxbuus Falastiini ah. https://bbc.in/46GPZ...
15/10/2023

Askariyadii Israa'iiliga ahayd ee loo qabsaday inay xiriir galmo la sameysay maxbuus Falastiini ah. https://bbc.in/46GPZO2

DEG DEG: Gantaallo hor leh oo ay Xamaas ka soo riday Qaza, ayaa ku sii jeeda dhulka Israa’iil, sida ay hadda ku warranta...
10/10/2023

DEG DEG: Gantaallo hor leh oo ay Xamaas ka soo riday Qaza, ayaa ku sii jeeda dhulka Israa’iil, sida ay hadda ku warrantay Aljazeera.

Xamaas ayaa ballanqaaday inay duqeymahan xoojin doonaan,iyagoo ku tilmaamay inay jawaab u yihiin duqeynta iyo barakicinta ay Israa’iil ka wado Qaza.

Daawo: Gaza waa magaalo nooce ah? weriyihii h**e ee BBC-da oo aqoon u leh ayaa sharraxaya: https://bbc.in/3tyzcyb
10/10/2023

Daawo: Gaza waa magaalo nooce ah? weriyihii h**e ee BBC-da oo aqoon u leh ayaa sharraxaya: https://bbc.in/3tyzcyb

💚💚💚💚💚💚💚💚Today Best Photos🎁❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤💚❤❤💚❤💚❤💚❤🕌🕌🕋🕋🕌🕌🕋  #bestdaynywood         Actres  # jamilanagudu with   and...
08/10/2023

💚💚💚💚💚💚💚💚Today Best Photos🎁
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️
❤💚❤❤💚❤💚❤💚❤
🕌🕌🕋🕋🕌🕌🕋 #
bestdaynywood







Actres # jamilanagudu with and also known as in movie📽📺👈

24/09/2023

Warar hada naga sogaadheya
Ayaa sheegaya in ciidamo badan
Oo Oromiya lagu soo shubey
Dhamaan qabalayasha
1.likaale 2.owshariif 3.surur

Cidamada waxan ubaqeya hala iska
Warhayo

Address

Jijiga

Website

media, https://www.facebook.com/nabadgale media

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NABAD GALE MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share