Mahamed/Somalinlander

Mahamed/Somalinlander Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahamed/Somalinlander, Jijiga.

Rasmi: Xubnaha Waftiga Madaxweyne Cirro ku wehliya Safar uu ugu dhoofay Dalka Dibadiisa.Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed ...
19/01/2026

Rasmi: Xubnaha Waftiga Madaxweyne Cirro ku wehliya Safar uu ugu dhoofay Dalka Dibadiisa.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti uu Hoogaminayo ayaa safar shaqo ugu baxay dalka Dibadiisa iyagoo ku waajahan Dalal muhiim ah oo Somaliland saxiib dhow la ah.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo ay adkayd in la xaqiijiyo Xogta safarkiisa ayaa Dirane Tv xaqiijiyay xubnaha Waftiga Madaxweynaha iyo in ay dalka ka dhoofen.

Waxa xusid mudan in xubnaha Madaxweynaha ku wehelinaya Safarkan ay labba Diyarod kala raceen sidanu xogta ku helnay, xubnaha guud ahaan waftiga Madaxweynaha ayaa kala ah;

1. Marwada Madaxweynaha Farduus Maxamed Rooble.

2. Wasiirka Madaxtooyada Khadar Xuseen Cabdi.

3. Wasiirka arrimaha dibada Cabdiraxmaan Aadan Bakaal.

4. Madaxa Xafiiska Madaxweynaha , Cabdiqaadir Iidle.

5. Taliyaha unaga ilaalada khaaska ah ee Madaxweynaha Kabtan Maxamed Cali.

6. Iyo xubno ka mid ah Saxaafada Madaxtooyada.

19/01/2026

Aqliga qadaad waynta oo tusaale ah

19/01/2026

Somaliland

19/01/2026

Madaxwayne Cirro dalka kuma sugna haatan. Muuqaal filo goordhow.

wariye Ahmed, Seeko

19/01/2026

Cadowga Somaliland Hal baan leeyay reer Somalilandna hal baan leeyay aan ku h**eeyo cadowga Somaliland ee hadii aad doonaysaan in media ka ogaataan madaxwaynahayaga iyo dowladayadu halkay usocoto si aad uga hor tagtaan sheekadaasu way dhamaatay oo wadankii Somaliland diplomacy baa qabsaday taasuna waa jabkiina iyo hoogiina oo waa waxa jiif iyo joogba idin diiday taasna halkaasan ku dhaafayaa hadaan ka hadlo ta reer Somaliland dadka leh madaxwaynaha iyo meeqaamka laguso dhaweeyay hala arko waxaan leeyay shacab iyo dowlada in waxeena iyo meeshay usocono iyo waxay doonaynaba media lagasii ogaada waa waxa halkaa ina dhigay dhawr iyo sodon sano loomana baahna xukumadeeni ina matalaysay in warkeedu suuqa yeelo ee waxa muhiim inoo ah wax walba markay inoo dhamaadaan in la ogaado waxaan kusoo koobaya haday h**e isu basaasi jirnay Inaanay dib isu basaasin oo aan warkeena la ogaan ila uu dhamaado

19/01/2026

Madaxweynayaasha Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cirro oo colaad iyo loolan adag ka dhaxeeyo ayaa labaduba Bariga Dhexe u safraya dhawaan .. siday saxaafadda maxaliga ahi sheegaysoâś…

17/02/2025
17/02/2025

17/02/2025

Hargeisa iyo jawiga aroorta h**e

17/02/2025

Yaa meeshan?

17/02/2025

Address

Jijiga

Telephone

+251963048822

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahamed/Somalinlander posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share