War-San Media

War-San Media Daily News, update Programs and Entertainment based on Facts I need Allah always

ጅግጅጋ፦ በቃይላ ሐረር ሰፈር ስለተነሳው የቤተክርስቲያን ጉዳይ ኦፊሴላዊ መረጃበጅግጅጋ ከተማ ቃይላ ሐረር ሰፈር የሚኖሩ ሽማግሌዎችና የአካባቢው ነዋሪዎች፣ በቅርቡ በአንዳንድ የኢትዮጵያ ሚዲያ...
27/08/2026

ጅግጅጋ፦ በቃይላ ሐረር ሰፈር ስለተነሳው የቤተክርስቲያን ጉዳይ ኦፊሴላዊ መረጃ

በጅግጅጋ ከተማ ቃይላ ሐረር ሰፈር የሚኖሩ ሽማግሌዎችና የአካባቢው ነዋሪዎች፣ በቅርቡ በአንዳንድ የኢትዮጵያ ሚዲያዎችና በማህበራዊ ሚዲያ ላይ ስለተሰራጨው “በጅግጅጋ የሚገኝ ቤተክርስቲያን ፈርሷል” የሚል ዘገባ ምላሽ ሰጥተዋል።

እንደ አካባቢው ሽማግሌዎችና ነዋሪዎች ገለጻ፣ ጉዳዩ የተገነባ ቤተክርስቲያን መፍረስ ሳይሆን፣ በሰዎች መካከል የቆየ የመሬት ባለቤትነትና የውርስ ክርክር የተነሳበት መሬት ጉዳይ ነው።

በክርክር ላይ ባለው መሬት ላይ የቆርቆሮ ቤት እንደተሰራ የተገለጸ ሲሆን፣ ከዚያ በኋላ ጉዳዩ ወደ ኢትዮጵያ ሚዲያዎች ተወስዶ “በጅግጅጋ ቤተክርስቲያን ፈርሷል” በሚል መልኩ ተዘግቧል።

የአካባቢው ሽማግሌዎች ግን በጉዳዩ ላይ የተሰራጨው መረጃ የቦታውን እውነተኛ ሁኔታ በትክክል እንደማያንጸባርቅ ገልጸዋል። እንደ እነሱ ገለጻ፣ በቦታው የተገነባ ቤተክርስቲያን አልፈረሰም፤ ጉዳዩ የመሬት ክርክር ነው።

በተጨማሪም የአካባቢው ሽማግሌዎች ጉዳዩ በሚዲያ በተሳሳተ መልኩ በመቅረቡ በጅግጅጋና በሶማሌ ክልል ላይ የተሳሳተ ገጽታ ሊፈጠር እንደሚችል ገልጸዋል። በተለይም ከሃይማኖት፣ ከመሬት እና ከማህበረሰብ አብሮነት ጋር የተያያዙ ጉዳዮች ያልተረጋገጠ መረጃ ላይ ተመስርተው እንዳይሰራጩ አሳስበዋል።

ስለዚህ የቃይላ ሐረር ጉዳይ እንደ የመሬት ባለቤትነት ክርክር በሕግና በትክክለኛ መረጃ ሊፈታ የሚገባው እንጂ፣ ወደ ሃይማኖታዊ ግጭት ሊቀየር የሚገባው ጉዳይ እንዳልሆነ የአካባቢው ሽማግሌዎች አስገንዝበዋል።

እውነተኛው መረጃ ከወሬ በፊት፣ ማስረጃም ከግምት በፊት መቅረብ አለበት።

የቃይላ ሐረር ሰፈር ሽማግሌዎች ስለጉዳዩ የሰጡትን ሙሉ ማብራሪያና ምላሽ ከታች ባለው ቪዲዮ ይመልከቱ።

JIGJIGAA: Odeeffannoo Dhugaa Dhimma Mana Kiristaanaa Naannoo Kayla Herer

Jaarsoliin biyyaa fi jiraattonni naannoo Kayla Herer, magaalaa Jigjigaa keessatti argaman, odeeffannoo dhiyeenya kana miidiyaa fi miidiyaa hawaasaa irratti tamsa’e, kan “Jigjigaa keessatti mana kiristaanaa diigame” jedhu ilaalchisee ibsa kennaniiru.

Akka jaarsolii fi jiraattonni naannichaa ibsanitti, dhimmichi mana kiristaanaa ijaaramee ture diigamuu osoo hin taane, lafa namoota gidduutti falmii fi wal-dhabbii qabu irratti kan xiyyeeffatedha.

Lafa falmii keessa jiru irratti mana qoree (sheet metal house) ijaarame jedhamee kan ibsame yoo ta’u, sana booda dhimichi gara miidiyaa Itoophiyaa tokko tokkootti geeffamee, akka waan “mana kiristaanaa Jigjigaa keessatti diigameetti” dhiyaateera.

Haa ta’u malee, jaarsoliin naannichaa akka ibsanitti, odeeffannoon miidiyaa irratti tamsa’e haala dhugaa bakka sanaa sirriitti hin ibsu. Akka isaan jedhanitti, mana kiristaanaa ijaaramee ture kan diigame hin jiru; dhimichi falmii lafaati.

Dhimmi kun karaa miidiyaaatiin haala sirrii hin taaneen dhiyaachuun, maqaa fi nageenya magaalaa Jigjigaa fi naannoo Somaalee irratti ilaalcha dogoggoraa uumuu danda’a jedhanii jaarsoliin yaaddoo isaanii ibsaniiru.

Keessumaa dhimmoonni amantaa, lafa fi waliin jireenya hawaasaa ilaallatan, odeeffannoo hin mirkanoofne irratti hundaa’uun akka hin tamsaane, miidiyaa fi fayyadamtoota miidiyaa hawaasaas of eeggannoo akka godhan waamicha dhiyeessaniiru.

Kanaaf, dhimma Kayla Herer falmii abbummaa fi itti fayyadama lafaa ta’ee, seeraa fi ragaa sirrii irratti hundaa’uun furmaata argachuu qaba malee, gara walitti bu’iinsa amantaa ykn hawaasaa jijjiiramuu hin qabu.

Dhugaan odeeffannoo fi ragaan, oduu fi tilmaama dura dhufuu qaba.

Ibsa guutuu fi deebii jaarsolii naannoo Kayla Herer dhimma kana irratti kennan viidiyoo armaan gadii irraa ilaalaa.

OBN Afaan Oromoo Amhara Prosperity Party /APP/ Amhara Media Corporation/ አማራ ሚዲያ ኮርፖሬሽን DW Amharic

WAXAA LASOO GUNAANADAY SHIRWEYNAHA  WADATASHIGA QARAN EE ITOOBIYA. ‎‎Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee itoobiya oo mudo 4...
22/08/2026

WAXAA LASOO GUNAANADAY SHIRWEYNAHA WADATASHIGA QARAN EE ITOOBIYA.

‎Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee itoobiya oo mudo 45 cisho ah ka socday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka ayaa lasoo gunaanaday iyadoo ay kasoo qaybgaleen Madaxweynaha JDFI Taye Atske-Selassie; Afhayeenada 2-da Gole ee JDFI, Madaxweynayaasha deegaanada dalka iyo Mayorada magaalooyinka Addis Ababa iyo Dire-dhabe, Xoghayaha Guud ee Urur-Goboleedka IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu; Madaxweynihii h**e ee Kenya, Uhuru Kenyatta; Madaxweynihii h**e ee Nigeria, Olusegun Obasanjo, iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda.

‎Shirka Wadatashiga Qaran ee Itoobiya, ayaa Itoobiya u noqday hannaan wadatashi oo guuleystay, taasoo dalka u horseeday guul qaran oo Taarikhi ah, iyadoo geeddi-socodka wadatashiga ee Itoobiya uu ahaa shaqo tusaale u noqon karta dhammaan dalalka Afrika.

Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Somaalida

WAR DEGDEGAXafiiska waxbarashada Deeganka ayaa shaaciyay in arday gaadhaysa 1,616 arday ay u baaseen Deeganka. Waxay ku ...
22/08/2026

WAR DEGDEGA

Xafiiska waxbarashada Deeganka ayaa shaaciyay in arday gaadhaysa 1,616 arday ay u baaseen Deeganka. Waxay ku sheegen in korodhku gaadhay 313%.

Sannadkii h**e 515 Arday ayaa gudubtay. Waxaa jira farqi wayn.

VOSS TV

Kuwa Israail Ictiraafka u doontay iyo Kuwa Eritrea Xorriyad ka raadinaya wax isma dheera!!!
18/08/2026

Kuwa Israail Ictiraafka u doontay iyo
Kuwa Eritrea Xorriyad ka raadinaya wax isma dheera!!!

horumar iyo hiigsi, shaqa wacan
16/08/2026

horumar iyo hiigsi, shaqa wacan

Komishinka Wadatashiga Qaranka Itoobiya ayaa sheegay inuu geeddi-socodka uu u socdo si waafaqsan qorshihii loo dejiyey, ...
13/08/2026

Komishinka Wadatashiga Qaranka Itoobiya ayaa sheegay inuu geeddi-socodka uu u socdo si waafaqsan qorshihii loo dejiyey, isla markaana uu dhammaystiray 75% shaqadii guud.

Kuxigeenka Komishineerka Guud ee Komishinka Wadatashiga Qaran, Komishineer Hirut Gebreselassie ayaa shir-jaraa’id oo ay qabatay kaga warbixisay xaaladda geeddi-socodka, waxa ay ku sheegtay in 8 kooxood oo mid kastaaba ka kooban tahay 500 xubnood ay si qoto dheer uga doodeen arrimaha loo soo bandhigay.

Inta badan kooxaha ayaa sidoo kale gaadhay isafgarad ku saabsan talooyinka la soo jeediyey, iyagoo saxiixay oo soona gabo'gabeeyey shaqadooda.

Inkasta oo intii dooduhu socdeen ay jireen khilaafaadyo iyo aragtiyo kala duwan, haddana Komishinku wuxuu sheegay in arrimahaasi ay muujinayaan muhiimadda wadatashiga, kaqaybgalayaashu waxay ku guulaysteen inay khilaafaadkooda ku xalliyaan wadahadal nidaamsan, iyagoo isdhagaysanaya kuna gaadhay aragti guud oo dhexdhexaad ah taasoo ah guul weyn.

Waxaa sidoo kale la sameeyay koox gaar ah oo isku dubbaridda talooyinka, taas oo ka shaqaynaysa talooyinka ay diyaariyeen oo ay ku heshiiyeen 8-da kooxood. Kooxdan waxay hubinaysaa inaan talooyinka kala duwan ay iska hor iman, waxayna isku keenaysaa fikradaha meelaha ay kala duwanaanshuhu ka jiro, si loo abuuro iskuxidhnaan iyo hal jiho guud oo talooyinka ah.

Dhanka kale, kuxigeenka Komishineerka Guud Komishineer Hirut Gebreselassie ayaa sheegtay in komishinku uu qaabilayo cabashooyinka ay soo gudbiyaan shakhsiyaad, kooxo iyo xisbiyo siyaasadeed, islamarkaana uu baadhayo lana xalinayo iyada oo lagu go’aaminayo cabashooyinkaas lana raacayo nidaamka cabashooyinka ee Komishinku dejiyay.

Ugu dambayn, Kuxigeenka Madaxa Komishinku waxay tilmaantay in marxalad taariikhi ah oo cusub ay dhawaan bilaaban doonto, taas oo shacabka Itoobiya loogu soo bandhigi doono natiijada geeddi-socodka wadatashiga qaranka ee muddo dheer laga soo shaqaynayey.

DDS:  Sooyaalka taarikhda hadaan dib u yara raacno guyaal h**e oo tagay iyo qarniyadii lasoo dhaafay, wakhtiya kala duwa...
13/08/2026

DDS: Sooyaalka taarikhda hadaan dib u yara raacno guyaal h**e oo tagay iyo qarniyadii lasoo dhaafay, wakhtiya kala duwan waxa deeganka soo maray geesiyaal gayiga somali oo dhan iyo Africa ba laga garan ogyahay oo gobanimo doon ahaa, taaso cadaynasa taarikhda guunka ah ee deeganka somaalida uu leeyahay.

Somaalida deeganka inta badan marka laga hadlayo arrimaha masiiriga ah iyo qadiyada waa dad isku aragti ah wadaniyaduna wada damaqdo sababto ah waxa ay wadaagan ayaa badan oo ah diinta, afka, dhaqanka iyo wada dhalashada, waana bulsho leh geesinimo ay ku muujin karaan hadafkoda iyo waxa ay rabaan.

in kastoo ay suurtagal tahay in ay jiraan dad tira yar oo dhuuni raac ah islamarkana damaca iyo hungurigu ka leexin karaan hadafkoda hadana waxa badan inta damiirkodu sii nool yahay ama wali wax uun baaqi usii yahay.

WAR DEG DEG AH.  Waxaa is fahan laga gaadhay arrintii AddisAbaba oo maalmihii tagay muran badan ka taagna. AdisAbaba wax...
13/08/2026

WAR DEG DEG AH.

Waxaa is fahan laga gaadhay arrintii AddisAbaba oo maalmihii tagay muran badan ka taagna. AdisAbaba waxaa laysku raacay in ay noqoto Magaalo madaxda Federalka ahna Magaalo madaxda Deeganka Oromiya.

Oromada ayaa daddaal badan ku bixisay siddii ay arrintan u dhaqan gali lahayd.

Voss TV

Degmada Tuli Guuled waxa ragaadiyay maamul an ku qanacsanayn boosaska shaqo ee loo idmaday haduuna shaqsigu joogin xafii...
09/08/2026

Degmada Tuli Guuled waxa ragaadiyay maamul an ku qanacsanayn boosaska shaqo ee loo idmaday haduuna shaqsigu joogin xafiis horumarineed iyo boos guddi fulin ah oo xoola laga urursado iskuma arko inuu maamul iyo kaabineegii Degmada yahay oo xil ka saaran yahay isla-xisaabtanka iyo guud ahaan arrimaha bulshada ee ugu h**eeyan adeega la siinayo bulshada.

halka ay sido kale sartu ka qudhuntay waa xafiisyada horumarinta ee bulshada adeegyada aas-aasiga ah siin lahaa oo an wax shaqa ah bulshada u haynin, xafiisyada adeegii ay bulshada u hayeen iyo dhamaan xarumahii adeega bixin lahaa xidhmeen waxa ka mid ah waxbarashada, Caafimaadka, beeraha iyo xoolaha.

ugu dambayn waxa xusid mudan xubnaha gudiga fulined oo ah kuwa gabay shaqadoodi islamarkana wax kormeer, dabagal ah iyo isla xisaabtan ku samaynin shaqooyinka ay qabtaan xafiisyada iyo adeega bulshada ee ay bixiyaan, waxayse ka door bideen inay cidii bulshada u adeegta ee ay arkaan wareegto qalinka ugu duugaan.

05/08/2026

Dhacda h**e iyo hogal-tusaalen

Dawladii kacaanka ee saraakiisha military gu majaraha u hayeen ayaa degmo ka mid ah dhulkii ay ka talinaysay nin been ma sheege ah u magacawday gudomiye degmo.

Wuxu bulshadii ka dhigay wax uu dilo, wax uu xidho, wax uu masaafiriyo iyo wax uu kabaha la maray oo an hadli karin, cidii yara hadashana la aamusiyo.

Muddo markii loo dulqaatay ayay tallo faraha ka baxday kadib waxgaradkii bulshada salaadintii, culimadii, dhalinyaradii iyo bulshada qaybaheedii hormuudka ahaa waa la tashaday waxana hoosta laga xariiqay inaanay cidina hadli karin, ninkaas masuulka looga dhigayna an kacaanka looga dacwoon karin.

Waxa la iswaydiiyay maxaan yeela? taladii markii la rog-rogay go'aan waxa lagu gaadhay in madaxdii kacaanka hogaaminaysay laga codsado in la dalacsiiyo gudomiyaha heer gobalna la geeyo, wanaag uun lahayna lagu amaano, waayahay iyo hawraarsan.

Dawladii sare ayaa loo gudbiyay codsiga, wayna aqbashay, kadib gudomiye gobal ayaa loo magacabay, durbadiiba wuxu noqday nin ay dawladu aragto waxqabad la'aantiisa iyo taya xumadiisa, sidii lala rabay ayay noqotay oo dhawr bilood ba masii joogine Aakhiraa loogu shubay xabsi bana loo taxaabay.

intas kadib waxa loo yeedhay waxgaradkii codsiga dalacsiinta keenay, waxa la su'aalay sababtay dawlada uga qariyeen ninka ay ogaayen waxtarkiisa, ismay dhibine aayar bay ku jawaaben hadaan idiin sheegnana nagama aydan qaadaten ee hanala arkaan ayaan is nidhi.

marka guntii iyo gabagabadii waligeedba way dhici jirtay in uu nin nuucas ah bulshada masuul ka noqdo balse tab iyo xeelad ay iskaga dulqaadan bulshada iyada laga rabaa inay la timaado.

Tuli Guuled If iyo Aakhiro

W/tawfiiq.

Address

Jigjiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when War-San Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to War-San Media:

Shortcuts

Share