25/03/2025
Dabeecadaha Dadka Dhiigooda yahay A+
Dadka dhiigoodu yahay A+ waa dad daeeenkoodu aad uu uxasaasi yahay,(sensitive),
Sidoo kalana leh shaqsiyad ay dadka kagala qayb qaatan shaqada markaas laqabanayo(cooperative),wada shaqayn leh,
Sidoo kalana leh qiiro aad usaraysa,(emotional),sidoo kalan leh dareen xiiso ama rabitaan aad usareeya,ama dareen aaminsanaan,fikir ama qadiyad aad usareeya leh,(passionate),
Sidoo kalana aad ucaqli badan,(clever),waa dad aad udulqaad badan,(patient),daacad ah(loyal),
Sidoo kalana jecel nabada,(love peace), waxaan uleeyahay majeclo dagaalka inay qof is xagxagtaan ama isdagaalaan,(don't like to fight any one),
Lkn dadka nooca dhiigaan A+ leh mararka qaar,waxay noqdaan dad dareenkooda xasaasiga ah uu aad ukaco,(overly sensitive),
Dadka noocaan ah majeclo inay jabiyaan,xeerarka ay dadku ama dawladu dagsato,dadka dhiiga noocaan ah leh waqtigooda ugu badan waxay galiyaan siday go'aan shaqsiyadeed usamay san lahaayeen,
Mana jeclo xiligaas ay go'aanka qaaadanayaan inay lawadagaan dadka lkn ay resultyga ama miraha go'aankooda ay dadka lawadagaan,
Lkn majeclo shaqooyinka faraha badan, (multitask) lagu qabanayo individual,lkn waxay ka jecelyihiin in shaqada looqabto hab (cooperative system),waxay jecelyihiin in hawl oo dhan ay ahaato mid habaysan,nidaamsan( neat),
Sidoo kalana ah nadiif,(clean), kuna dhacda waqtiga loogu talagalay iyo goobta loogu talagalay,(right time and right place).
Sidoo kale dadka nooca dhiigaan A+ ah leh wa dad unugul welwelka ama (stresska) waxayna ku qaadaan si dhib yar ama (easy way),sababtana waxa weeye waxa kubadan maadada loo yaqaan (cortisol stress hormone).
(Common personality traits),Astaamaha ay wadaagan ayna kasimanyihiiin dadka dhiigoodu Ayahay.
A¹.Naxariis(kind).
B².xishood( shy).
C³.dareen digtoon, (attentive).
D⁴.macangag ama madax adag,( stubborn).
E⁵.Edeb leh,(polite).
F⁶.dareenkooda xanaaq aan qarsan,(tensed).
G⁷.lagu kalsoonan karo,ama la isku halayn karo,(reliable).
H⁸.dareenkoodu aad